{"id":181237,"date":"2024-06-27T11:03:13","date_gmt":"2024-06-27T08:03:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181237"},"modified":"2024-06-27T11:03:13","modified_gmt":"2024-06-27T08:03:13","slug":"taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/","title":{"rendered":"Taliyaha Nabadsugid Kenya  Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181239\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/441323008_951602870087976_6903049182018115983_n-1715579455-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>Dalka Kenya waxaa Talaadadii ka dhacay dibadbaxyo waa weyn oo sababay dhimashada dad aad u badan, waxaa sidoo kale jira boob xooggan oo loo geestay xarumo ganacsi oo kuyaalla magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Kenya Rigathi Gachagua, ayaa ku eedeeyay hay\u2019adad Sirdoonka dalkaasi in ay ku fashilantay soo gudbinta xogta baaxada dibadbaxyadii dhacay, waxa uuna xusay in Madaxweynaha aan loo sheegin waqtigii loogu tala galay xogta dibadbaxyada.<\/p>\n<p>Rigathi Gachagua, ayaa sheegay in taliyaha hay\u2019adda Sirdoonka Kenya Nuuradiin Xaaji ku guuldareestay in Madaxweyne Rutu la socodsiiyo baaxada dibadbaxyada dhacay , si looga baaqsado loogana hortago in ay dhacaan dil, dhaawac iyo boob.<\/p>\n<p>Madaxweyne kuxigeenka dalka Kenya ayaana ugu baaqay taliyaha hay\u2019adda NIS Nuuradiin Xaaji in uu is casilo kana tago shaqada maadaama uu fashilmay, waxa uuna intaa raaciyay haddii uu xogta soo gudbin lahaa in laga badbaadi lahaa dhibka hadda dhacay.<\/p>\n<p>\u201cHadii Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka ay laba bilood ka hor Madaxweynaha u sheegi lahayd sida ay dadku u arkaan Hindise Sharciyeedka Maaliyadda 2024-ka, dad badan oo Kenyaan ah ma dhinteen, hanti ma burburteen, xafiisyadiina lama burburiyeen, fowdo ma dhacdeen. , laakiin shaqada ayay ka seexdeen.\u201dayuu intaas raaciyey Gachagua<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa kusoo aadaya xilli dalka Kenya ka dhaceen Talaadadii dibadbaxyadii ugu khasaaraha badnaa, taa oo keentay in Madaxweynaha Kenya deg deg uga laabto hindisihii canhuur kordhinta ee carada dhalisay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181238\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp\" alt=\"\" width=\"480\" height=\"314\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp 480w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T-300x196.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 480px) 100vw, 480px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Kenya waxaa Talaadadii ka dhacay dibadbaxyo waa weyn oo sababay dhimashada dad aad u badan, waxaa sidoo kale jira boob xooggan oo loo geestay xarumo ganacsi oo kuyaalla magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale. Madaxweyne ku xigeenka Kenya Rigathi Gachagua, ayaa ku eedeeyay hay\u2019adad Sirdoonka dalkaasi in ay ku fashilantay soo gudbinta xogta baaxada dibadbaxyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181238,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Kenya waxaa Talaadadii ka dhacay dibadbaxyo waa weyn oo sababay dhimashada dad aad u badan, waxaa sidoo kale jira boob xooggan oo loo geestay xarumo ganacsi oo kuyaalla magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale. Madaxweyne ku xigeenka Kenya Rigathi Gachagua, ayaa ku eedeeyay hay\u2019adad Sirdoonka dalkaasi in ay ku fashilantay soo gudbinta xogta baaxada dibadbaxyadii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-27T08:03:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"314\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/\",\"name\":\"Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp\",\"datePublished\":\"2024-06-27T08:03:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp\",\"width\":480,\"height\":314},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad - Wardoon","og_description":"Dalka Kenya waxaa Talaadadii ka dhacay dibadbaxyo waa weyn oo sababay dhimashada dad aad u badan, waxaa sidoo kale jira boob xooggan oo loo geestay xarumo ganacsi oo kuyaalla magaalada Nairobi iyo magaalooyin kale. Madaxweyne ku xigeenka Kenya Rigathi Gachagua, ayaa ku eedeeyay hay\u2019adad Sirdoonka dalkaasi in ay ku fashilantay soo gudbinta xogta baaxada dibadbaxyadii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-27T08:03:13+00:00","og_image":[{"width":480,"height":314,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/","name":"Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp","datePublished":"2024-06-27T08:03:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/FwQ52OKWABcTL7T.webp","width":480,"height":314},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-nabadsugid-kenya-nuurdiin-xaaji-oo-loogu-baaqay-is-casilaad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha Nabadsugid Kenya Nuurdiin Xaaji oo loogu baaqay is casilaad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181237"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181237"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181240,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181237\/revisions\/181240"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}