{"id":181263,"date":"2024-06-29T10:43:58","date_gmt":"2024-06-29T07:43:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181263"},"modified":"2024-06-29T10:43:58","modified_gmt":"2024-06-29T07:43:58","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181264\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024629638552233617271112.jpg\" alt=\"\" width=\"510\" height=\"287\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024629638552233617271112.jpg 510w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/06\/2024629638552233617271112-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 510px) 100vw, 510px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda aysan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Xuseen Macallin waxa uu caddeeyay in wada-hadal kasta oo suuragal ah uu u baahan yahay Al-shabaab inay buuxiyaan shuruudo gaar ah oo uu Madaxweynaha ku xira, oo ay kamid yihiin, in ay jaraan xiriirka ururada argagixisada caalamiga ah, ixtiraamka madaxbanaanida dhuleed ee Soomaaliya, iyo in ay si nabad ah u wataan qorshahooda siyaasadeed.<\/p>\n<p>\u201cWada xaajoodka la sheegay in lala galo kooxda argagixisada ah ee Al-Shabaab waa in aanu noqon go\u2019aan qarsoodi ah oo uu shaqsi gaarey. Waa in lagu wajaho wadatashi qaran oo dhameystiran, si hufanna looga wada qeyb galo muwaadiniinta matalaysa,\u201d ayuu yiri xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhawaan booqasho ku tagay dalka Norway ayaa sheegay in dowladdiisa ay u furan tahay inay wadahadal la gasho Al-shabaab, haddii ay kooxdu doonayso inay buuxiso shuruudaha lagu xiray.<\/p>\n<p>Waxa kale oo madaxweynuhu uu xusay in cid kasta oo awood u leh fududaynta wada hadalka Alshabaab ay soo dhawaynayaan.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Al-shabaab ayaan weli wax jawaab ah ka bixin arrimahan. Kooxdan ayaa marar badan oo hore sheegtay in aysan wax wada hadal ah la geli doonin dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda aysan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Xuseen Macallin waxa uu caddeeyay in wada-hadal kasta oo suuragal ah uu u baahan yahay Al-shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":177024,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181263","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda aysan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Xuseen Macallin waxa uu caddeeyay in wada-hadal kasta oo suuragal ah uu u baahan yahay Al-shabaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-06-29T07:43:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/\",\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"datePublished\":\"2024-06-29T07:43:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay inay wada hadalo la galayso kooxda Al-Shabaab. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen macallin Maxamuud ayaa boggiisa X (Twitter) ku shaaciyay in hadda aysan jirin wax wada hadal ah oo u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab. Xuseen Macallin waxa uu caddeeyay in wada-hadal kasta oo suuragal ah uu u baahan yahay Al-shabaab [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-06-29T07:43:58+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/","name":"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","datePublished":"2024-06-29T07:43:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2023\/02\/Xasan-Sheekh-scaled-1.webp","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-beenisay-inay-wada-hadalo-la-galayso-alshabaab\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay wada hadalo la galayso Alshabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181263"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181263"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181263\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181265,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181263\/revisions\/181265"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/177024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181263"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181263"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181263"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}