{"id":181278,"date":"2024-07-02T11:46:43","date_gmt":"2024-07-02T08:46:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181278"},"modified":"2024-07-02T11:46:43","modified_gmt":"2024-07-02T08:46:43","slug":"itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/","title":{"rendered":"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay  shirkii uga socday  Ankara"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181279\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"335\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392-300x152.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wajigii koowaad ee wada hadalada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo aysan jirin qodobo heshiis looga gaaray khilaafka labada dal ee arrimaha badda.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Taye Aske Selassie iyo dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa isku afgartay in ay mar kale kulmaan magaalada Ankara, si ay u yeeshaan wajiga labaad ee wadahadallo dhexdhexaadin ah oo uu Turkiga garwadeen ka yahay.<\/p>\n<p>Xogo laga helay shirka ayaa sheegaya, in Itoobiya ay diiday soo jeedinta Soomaaliya ee ah in Itoobiya ay joojiso heshiiska badda ee ay la gashay Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Wasiirradu waxay ku heshiiyeen inay ku kulmaan Ankara si ay u yeeshaan wareegga labaad ee wadahadalka 2-da Sebtembar 2024,&#8221; ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga Hakan Fidan oo shir jaraa&#8217;id qabtay ka dib wareegii 1aad ee wada hadalada oo shalay ka dhacay Ankara.<\/p>\n<p>Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga, ayaa lagu yiri \u201cWasiirada Soomaaliya iyo Itoobiya waxay ku celceliyeen sida ay uga go\u2019an tahay in si nabad ah lagu dhammeeyo khilaafaadka, waxayna muujiyeen sida ay uga mahad celinayaan fududeynta Turkiga, iyo sidoo kale wax qabadkeeda wax ku oolka ah.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxay iftiimisay in Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku heshiiyeen in ay sii wadaan wada-hadallada socda, si loo xaqiijiyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>Xiisadda labada dal ayaa ka bilaabatay markii Itoobiya ay Somaliland la saxeexatay January 1, 2024 heshiis is-afgarad ah kaas oo la og yahay in ay Itoobiya ka heli doonto dhul xeebeed 20 kiiloomitir ah, halka Itoobiya ay aqoonsi siinayso maamulka Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wajigii koowaad ee wada hadalada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo aysan jirin qodobo heshiis looga gaaray khilaafka labada dal ee arrimaha badda. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Taye Aske Selassie iyo dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa isku afgartay in ay mar kale kulmaan magaalada Ankara, si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181279,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wajigii koowaad ee wada hadalada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo aysan jirin qodobo heshiis looga gaaray khilaafka labada dal ee arrimaha badda. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Taye Aske Selassie iyo dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa isku afgartay in ay mar kale kulmaan magaalada Ankara, si [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-02T08:46:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"335\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/\",\"name\":\"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-02T08:46:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg\",\"width\":660,\"height\":335},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara - Wardoon","og_description":"Wajigii koowaad ee wada hadalada Soomaaliya iyo Ethiopia ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, iyadoo aysan jirin qodobo heshiis looga gaaray khilaafka labada dal ee arrimaha badda. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Taye Aske Selassie iyo dhiggiisa Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa isku afgartay in ay mar kale kulmaan magaalada Ankara, si [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-02T08:46:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":335,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/","name":"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg","datePublished":"2024-07-02T08:46:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/202472638554823204485392.jpg","width":660,"height":335},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-iyo-soomaaliya-oo-kuheshiin-waayay-shirkii-uga-socday-ankara\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya iyo Soomaaliya oo kuheshiin waayay shirkii uga socday Ankara"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181278"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181280,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181278\/revisions\/181280"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181279"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}