{"id":181424,"date":"2024-07-13T11:25:54","date_gmt":"2024-07-13T08:25:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181424"},"modified":"2024-07-13T11:25:54","modified_gmt":"2024-07-13T08:25:54","slug":"rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","title":{"rendered":"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181425\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow dhawaqa rasaas xooga iyo qaraxyo bambaanooyin ah laga maqlay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana lasoo wariyay inuu xiigay dagaal toos ah.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in markii hore qaraxyo ay ka dhaceen gudaha xabsiga, kadibna ay xigtay is rasaaseyn toos ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaasi kusii daraya inay dagaalamayaan ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Asluubta ee gacanta ku haya xabsiga iyo qaar kamid ah maxaabiista oo hub heshay.<\/p>\n<p>Lama oga khasaaraha ka dhashay, waxaana haatan xaaladdu ay tahay mid aad u kacsan, mana jiro illaa iyo hadda wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Illa iyo hadda ma suuragalin in la qabto ama la toogto maxaabiista gudaha xabsiga dhexe ka dhax dagaalamaya, ayada oo haatan la maqlayo rasaas teel teel ah.<\/p>\n<p>Horay sidaan oo kale ayaa weerar kan lamid ah oo laga soo dhex abaabulay uu ka dhacay isla xabsiga dhexe ee Xamar, halkaas oo ay ku xiran yihiin xubno loo haysto Shabaabnimo iyo kuwa kale oo ay ku eedeysan dambiyo kala duwan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow dhawaqa rasaas xooga iyo qaraxyo bambaanooyin ah laga maqlay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana lasoo wariyay inuu xiigay dagaal toos ah. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in markii hore qaraxyo ay ka dhaceen gudaha xabsiga, kadibna ay xigtay is rasaaseyn toos [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181425,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181424","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow dhawaqa rasaas xooga iyo qaraxyo bambaanooyin ah laga maqlay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana lasoo wariyay inuu xiigay dagaal toos ah. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in markii hore qaraxyo ay ka dhaceen gudaha xabsiga, kadibna ay xigtay is rasaaseyn toos [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-13T08:25:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/\",\"name\":\"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-13T08:25:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg\",\"width\":660,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow dhawaqa rasaas xooga iyo qaraxyo bambaanooyin ah laga maqlay gudaha xabsiga dhexe ee Xamar, waxaana lasoo wariyay inuu xiigay dagaal toos ah. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa innoo sheegay in markii hore qaraxyo ay ka dhaceen gudaha xabsiga, kadibna ay xigtay is rasaaseyn toos [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-13T08:25:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/","name":"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg","datePublished":"2024-07-13T08:25:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024713638564372250617701.jpg","width":660,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rasaas-xoogan-oo-laga-dhex-maqlayo-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-xamar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rasaas xoogan oo laga dhex maqlayo gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181424"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181424"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181424\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181426,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181424\/revisions\/181426"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181425"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181424"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181424"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181424"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}