{"id":181473,"date":"2024-07-16T11:10:59","date_gmt":"2024-07-16T08:10:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181473"},"modified":"2024-07-16T11:10:59","modified_gmt":"2024-07-16T08:10:59","slug":"galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/","title":{"rendered":"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"639\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n-300x266.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n-696x618.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n-473x420.jpg 473w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday markii Labo gaari oo xamuul ah oo siday hub ka yimid dalka Ethiiopia ay ku dagaalameen ciidamo ilaalo ka ahaa hubkaas, iyo maleyshiyaad kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Maleyshiyaadka deegaanka ayaa la xaqiijiyay inay gacanta ku dhigeen guud ahaan hubkaas oo isugu jiray nuucyo kala duwan.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka amniga Galmudug, Cali Xaashi Cabdullaahi oo la hadlay BBC Soomaali, ayaa u sheegay in baabuurta hubka sidday markii hore lagu sheegay inay sideen anteenooyinka isgaarsiinta, balse wuxuu sheegay in mar dambe uu yimid tuhun, kaasoo keenay in malayshiyaadka degaanku ay jid gooyo ugu dhigtaan deegaanka Shiilo Madow, halkaas oo uu ka dhacay dagaal saacado badan qaatay oo u dhaxeeyay ilaalada hubka iyo maleyshiyaadka.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka amnigu wuxuu sheegay inay wadaan baaritaan ku saabsan hubkaan cidda iska leh iyo sababta loosoo galiyay Galmudug. Wuxuu sheegay inay walaac aad u weyn ka qabaan hubka gacanta u galay dadka shacabka ah. Isagoo tilmamay inuu qeyb ka qaadan karo colaadda gobolka.<\/p>\n<p>Cali Baashi wuxuu sheegay in aysan xaqiijin karin in ciidamo nabad sugid ah ay hubkaan ilaalo ka ahaayeen, balse wax kaste lagu ogaan doono markuu soo dhamado baaritaanka socda.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Ugaas Maxamed Ugaas Axmed Ugaas Faarax oo ah ugaaska beesha Sade, ayaa masuuliyad darro weyn ku tilmaamay waxa ka dhacay Shiilo Madow. Wuxuu ku eedeeyay dowladda Federaalka in ay waddo dhaqdhaqaaq ciidan oo ay kaga jawaabayso hubkii gacanta u galay maleyshiyaadka.<\/p>\n<p>Wuxuu ugu baaqay dowladda Federaalka inay ciidankeeda xakamayso oo aanay samayn wax tallaabo ciidan ah. haddii kale wuxuu sheegay inay iyadu qaadi doonto masuuliyad darrada ka dhalata.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181476\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451083428_8074125852630547_2588260166605844510_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"803\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451083428_8074125852630547_2588260166605844510_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451083428_8074125852630547_2588260166605844510_n-269x300.jpg 269w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451083428_8074125852630547_2588260166605844510_n-696x776.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451083428_8074125852630547_2588260166605844510_n-377x420.jpg 377w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181475\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"532\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-300x222.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-696x514.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-568x420.jpg 568w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday markii Labo gaari oo xamuul ah oo siday hub ka yimid dalka Ethiiopia ay ku dagaalameen ciidamo ilaalo ka ahaa hubkaas, iyo maleyshiyaad kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Maleyshiyaadka deegaanka ayaa la xaqiijiyay inay gacanta ku dhigeen guud ahaan hubkaas oo isugu jiray nuucyo kala duwan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday markii Labo gaari oo xamuul ah oo siday hub ka yimid dalka Ethiiopia ay ku dagaalameen ciidamo ilaalo ka ahaa hubkaas, iyo maleyshiyaad kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Maleyshiyaadka deegaanka ayaa la xaqiijiyay inay gacanta ku dhigeen guud ahaan hubkaas oo isugu jiray nuucyo kala duwan. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-16T08:10:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"639\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/\",\"name\":\"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-16T08:10:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":639},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq - Wardoon","og_description":"Ku dhawaad 20 qof ayaa ku geeriyooday markii Labo gaari oo xamuul ah oo siday hub ka yimid dalka Ethiiopia ay ku dagaalameen ciidamo ilaalo ka ahaa hubkaas, iyo maleyshiyaad kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Maleyshiyaadka deegaanka ayaa la xaqiijiyay inay gacanta ku dhigeen guud ahaan hubkaas oo isugu jiray nuucyo kala duwan. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-16T08:10:59+00:00","og_image":[{"width":720,"height":639,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/","name":"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg","datePublished":"2024-07-16T08:10:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451290779_1076141864074042_7915493875343197073_n.jpg","width":720,"height":639},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-ka-hadashay-hub-fara-badan-oo-gacanta-u-galay-maleyshiyaadka-cabudwaaq\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo ka hadashay hub fara badan oo gacanta u galay maleyshiyaadka Cabudwaaq"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181473"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181477,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181473\/revisions\/181477"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}