{"id":181495,"date":"2024-07-17T19:05:44","date_gmt":"2024-07-17T16:05:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181495"},"modified":"2024-07-17T19:05:44","modified_gmt":"2024-07-17T16:05:44","slug":"galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/","title":{"rendered":"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181475\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"532\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-300x222.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-696x514.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-568x420.jpg 568w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n-80x60.jpg 80w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed oo kasoo jeeda Cabudwaaq, inuu ahaa hub sharci darro ah oo loo waday in loogu adeego danahada kooxda Alshabaab, iyo iska horkeenidda shacabka.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay inuu maamulku tallaabo ka qaadi doono cid walba oo ku lug lahayd hubkaas in lasoo galiyo gudaha deegaanada Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cDawlada Galmudug waxay si dhow ula socotay dhaqdhaqaaqa hubka laga soo tahriibiyey dhanka Itoobiya ee ku aaddan Waqooyiga Galgaduud. Hay\u2019adaha Amniga oo ku dabajoogay ayaa isku dayey in ay gacanta ku dhigaan hubka, si looga hortago halista amni iyo xasilooni darrida uu hubkaasi abuuri karo,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka Galmudug.<\/p>\n<p>Galmudug marnaba masoo hadal qaadin in ay doonayso in hubkaas lagasoo celiyo gacanta shacabka. Waxayse sheegtay in ay ku guda jirtaa sidii caddaaladda loo hor keeni lahaa dadkii ka dambeeyay hubkaas in lasoo galiyo degaanadeeda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181496\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024717638567781115216498.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"906\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024717638567781115216498.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024717638567781115216498-219x300.jpg 219w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024717638567781115216498-306x420.jpg 306w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Xukuumadda RW Xamse waa noolaan weyse ha baxsato intaan shacabku sidii Kenya guryaha ugu galin\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/TYonsNqeegk\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed oo kasoo jeeda Cabudwaaq, inuu ahaa hub sharci darro ah oo loo waday in loogu adeego danahada kooxda Alshabaab, iyo iska horkeenidda shacabka. War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay inuu maamulku tallaabo ka qaadi doono cid walba oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181475,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181495","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed oo kasoo jeeda Cabudwaaq, inuu ahaa hub sharci darro ah oo loo waday in loogu adeego danahada kooxda Alshabaab, iyo iska horkeenidda shacabka. War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay inuu maamulku tallaabo ka qaadi doono cid walba oo ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-17T16:05:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/\",\"name\":\"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-17T16:05:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0 - Wardoon","og_description":"Maamulka Galmudug ayaa sheegay hubkii maalmo ka hor gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed oo kasoo jeeda Cabudwaaq, inuu ahaa hub sharci darro ah oo loo waday in loogu adeego danahada kooxda Alshabaab, iyo iska horkeenidda shacabka. War-saxaafadeed kasoo baxay Maamulka Galmudug ayaa lagu sheegay inuu maamulku tallaabo ka qaadi doono cid walba oo ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-17T16:05:44+00:00","og_image":[{"width":720,"height":532,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/","name":"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg","datePublished":"2024-07-17T16:05:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/451020898_8074126015963864_695718849575588281_n.jpg","width":720,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galmudug-oo-sheegtay-hubkii-gacanta-u-galay-shacabka-cabudwaaq-cidii-loo-waday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galmudug oo sheegtay hubkii gacanta u galay shacabka Cabudwaaq cidii loo waday\u00a0"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181495"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181495"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181495\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181497,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181495\/revisions\/181497"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181475"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181495"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181495"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181495"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}