{"id":181589,"date":"2024-07-27T12:14:33","date_gmt":"2024-07-27T09:14:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181589"},"modified":"2024-07-27T12:14:33","modified_gmt":"2024-07-27T09:14:33","slug":"kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/","title":{"rendered":"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181542\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\" alt=\"\" width=\"855\" height=\"600\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png 855w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-300x211.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-768x539.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-696x488.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-599x420.png 599w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 855px) 100vw, 855px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaannada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Hargeysa, kaas oo ujeedkiisu ahaa maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo dacwad culus ay kusoo oogtay xeer-ilaalinta Somaliland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Kiiska Maxamed Abiib ayaa waxaa kasoo kordhay arrin aan la fileyn, kadib markii soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud uu ka horyimid guddiga joogtada ah ee golaha wakiilada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Warbixin lala wadaagay xildhibaannada, sidoo kalena loo dusiyay warbaahinta ayaa lagu shaaciyay go\u2019aankka guddiga, waxaana lagu sheegay in soo jeedinta xeer ilaaliyaha ee ku aadan maamuus ka xayuubinta Maxamed Abiib ay tahay mid sharci darro ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Haddaba guddidu iyada oo ka duuleyso asbaabaha kor ku xusay waxay golaha wakiilada u xaqiijineysaa in soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud ee ah maamuus ka xayuubinta Mudane Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac ay tahay mid aan sharci ahayn isla markaana ay ka hor imaaneyso mas\u2019uuliyadda xil-gudasho ee mudanayaasha ee ku tilmaaman dastuurka iyo xeer hoosaadka golaha wakiilada xeer.lr.01\/2021\u2033 ayaa lagu yiri go\u2019aanka kasoo baxay guddiga golaha wakiilada ee maamulka Somaliland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Guddiga ayaa sidoo kale xubnaha golaha wakiilada ugu baaqay inay ka dhiidhiyaan arrintan, isla markaana ay cod ku diidaan soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidaas aawgeed waxaannu mudanayaasha golaha usoo jeedineynaa inay nagu raacaan isla markaana ay cod ku diidaan soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud\u201d ayaa lasii raaciyay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Intaas kadib guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa soo xiray fadhigii aan caadiga ahayn ee guluhu u balansanaa in go\u2019aan lagaga gaadho dacwaddii xildhibaan Maxamed Abiib kadib markii uu goluhu buuxsami waayay kooram la\u2019aan, waxaana lagu ballamay inay dooddu halkeeda kasii soconeyso.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Abiib oo haatan ku sugan Boorama ayaa xeer-ilaalinti waxa ay u heysataa eedaymo ay ku jirto in mas\u2019uuliyiinta ka tirsan Saafaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti uu la kulmay iyo in arrimaha ciidamada Somaliland uu ka hadlay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale Xildhibaan ayaa horay u tagay dalka Jabuuti dabayaaqadii bishii May ee sanadkan, wuxuuna safarkaas xaqiijiyey maalmo ka hor mar uu warbaahinta la hadlay, isagoo sheegay in Jabuuti uu Passapor ka soo qaatay.<\/span><\/span><\/span><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181590\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/1.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/1.webp 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/1-225x300.webp 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/1-768x1024.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/1-696x928.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/1-315x420.webp 315w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><br \/>\n<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181592\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3.webp\" alt=\"\" width=\"1036\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3.webp 1036w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3-243x300.webp 243w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3-829x1024.webp 829w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3-768x949.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3-324x400.webp 324w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3-696x860.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/3-340x420.webp 340w\" sizes=\"(max-width: 1036px) 100vw, 1036px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-181591\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2.webp\" alt=\"\" width=\"1136\" height=\"1280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2.webp 1136w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2-266x300.webp 266w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2-909x1024.webp 909w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2-768x865.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2-696x784.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2-1068x1203.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2-373x420.webp 373w\" sizes=\"(max-width: 1136px) 100vw, 1136px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Hargeysa, kaas oo ujeedkiisu ahaa maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo dacwad culus ay kusoo oogtay xeer-ilaalinta Somaliland. Kiiska Maxamed Abiib ayaa waxaa kasoo kordhay arrin aan la fileyn, kadib markii soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud uu ka horyimid guddiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181589","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaannada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Hargeysa, kaas oo ujeedkiisu ahaa maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo dacwad culus ay kusoo oogtay xeer-ilaalinta Somaliland. Kiiska Maxamed Abiib ayaa waxaa kasoo kordhay arrin aan la fileyn, kadib markii soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud uu ka horyimid guddiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-27T09:14:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"855\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/\",\"name\":\"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\",\"datePublished\":\"2024-07-27T09:14:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png\",\"width\":855,\"height\":600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray - Wardoon","og_description":"Xildhibaannada golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay magaalada Hargeysa, kaas oo ujeedkiisu ahaa maamuus ka xayuubinta Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf Jaamac oo dacwad culus ay kusoo oogtay xeer-ilaalinta Somaliland. Kiiska Maxamed Abiib ayaa waxaa kasoo kordhay arrin aan la fileyn, kadib markii soo jeedinta xeer-ilaaliyaha guud uu ka horyimid guddiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-27T09:14:33+00:00","og_image":[{"width":855,"height":600,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/","name":"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","datePublished":"2024-07-27T09:14:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/IMG_646ECE-319EFB-CBFBDA-3CA7F8-70A6F0-D5D152.png","width":855,"height":600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiskii-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-go-aan-culus-laga-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"kiiskii Xildhibaan Maxamed Abiib oo go aan culus laga gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181589"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181589"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181594,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181589\/revisions\/181594"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}