{"id":181612,"date":"2024-07-30T10:59:59","date_gmt":"2024-07-30T07:59:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181612"},"modified":"2024-07-30T10:59:59","modified_gmt":"2024-07-30T07:59:59","slug":"erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/","title":{"rendered":"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181613\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga<\/p>\n<p>\u201cIntii lagu guda jiray wada hadalka, Madaxweyne Erdogan ayaaa muujiyay muhiimadda ay Turkigu siinayso midnimada dhuleed ee Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka xafiiska isgaarsiinta.<\/p>\n<p>Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in taageerada Soomaaliya ee la dagaalanka argagixisada ay sii socon doonto, Turkiye-na ay sii wadi doonto dadaallada dhex dhexaadinta ah ee lagu xallinayo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Xidhiidhka labada dhinac ayaa sii xumaaday tan iyo markii ay Itoobiya heshiis deked ah la gashay maamulka Somaliland 1-dii Jannaayo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Erdogan ayaa sheegay in iskaashiga laba geesoodka ah ee dhinacyo badan, gaar ahaan tamarta iyo difaaca uu sii wadi doono in uu hore u sii socdo.<\/p>\n<p>Dhawaan, baarlamaanka dalka Turkiga ayaa meel mariyay mooshin uu Turkigu ciidamo ugusoo diridoono biyaha Soomaaliya, kaasoo qeyb ka ah iskaashiga difaaca labada dal.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa doonaysa inuu Turkiga ka caawiyo amniga baddeeda, iyo dhismaha ciidamada qaran ee ilaalada badda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga \u201cIntii lagu guda jiray wada hadalka, Madaxweyne Erdogan ayaaa muujiyay muhiimadda ay Turkigu siinayso midnimada dhuleed ee Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri war-saxaafadeedka xafiiska isgaarsiinta. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181613,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-07-30T07:59:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/\",\"name\":\"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg\",\"datePublished\":\"2024-07-30T07:59:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg\",\"width\":660,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia - Wardoon","description":"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-07-30T07:59:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":356,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/","name":"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg","datePublished":"2024-07-30T07:59:59+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo dhiggiisa madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka wada hadlay arrimaha labada dal, gobolka iyo guud ahaan caalamka, sida ay sheegtay maamulka Isgaarsiinta Turkiga","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/07\/2024730638579040636332914.jpg","width":660,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/erdogan-oo-sheegay-inay-sii-wadidoonaan-dhexdhexaadinta-soomaaliya-iyo-ethiopia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Erdogan oo sheegay inay sii wadidoonaan dhexdhexaadinta Soomaaliya iyo Ethiopia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181612"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181612"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181614,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181612\/revisions\/181614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}