{"id":181630,"date":"2024-08-01T11:35:55","date_gmt":"2024-08-01T08:35:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181630"},"modified":"2024-08-01T11:35:55","modified_gmt":"2024-08-01T08:35:55","slug":"ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/","title":{"rendered":"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: x-large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181631\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"339\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887-300x154.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo dhowaan magaalada Boosaaso ku dilay Allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Aw-Muuse.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Warsaxaafadeed kasoo booliska Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in soo qabashada eedeysanaha ay ka qayb qaateen odayaasha deegaanka, isla markaana cadaaladda la horgeyn doono.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Sidoo kale booliska ayaa farriin u diray shacabka, wuxuuna ugu baaqay inay soo sheegaan wax kasta oo lid ku ah nabad-gelyada.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: x-large;\">Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka:<\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">01-August-2024 Ciidanka Amniga Puntland oo kaashanaya odayaasha beesha eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo Magaalada Boosaaso horay ugu dilay 29-July-2024 Alle ha u naxariistee guddoomiye kuxigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Awmuuse.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Eedaysanaha ayaa gacanta lagu soodhigay 6:00 Subaxnimo waxaana ciidanka amaanka oo kaashanaya odayaasha dhaqanka ku qabteen deegaanka Durduri.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: x-large;\">Eedaysanaha ayaa lahorgayn doonaa Maxkamadda awooda uleh qaadista kiiskiisa.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo dhowaan magaalada Boosaaso ku dilay Allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Aw-Muuse. &nbsp; Warsaxaafadeed kasoo booliska Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in soo qabashada eedeysanaha ay ka qayb qaateen odayaasha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181631,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181630","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo dhowaan magaalada Boosaaso ku dilay Allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Aw-Muuse. &nbsp; Warsaxaafadeed kasoo booliska Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in soo qabashada eedeysanaha ay ka qayb qaateen odayaasha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-01T08:35:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"339\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/\",\"name\":\"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-01T08:35:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg\",\"width\":660,\"height\":339},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray - Wardoon","og_description":"Ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland ayaa ugu dambeyn gacanta kusoo dhigay eedaysane Maxamed Abshir Muuse oo dhowaan magaalada Boosaaso ku dilay Allaha u naxariistee guddoomiye ku xigeenkii maamulka iyo maaliyadda Jaamacadda Bariga Afrika Khaalid Cali Khaalid Aw-Muuse. &nbsp; Warsaxaafadeed kasoo booliska Puntland ayaa waxaa lagu sheegay in soo qabashada eedeysanaha ay ka qayb qaateen odayaasha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-01T08:35:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":339,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/","name":"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg","datePublished":"2024-08-01T08:35:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/202481638580761103800887.jpg","width":660,"height":339},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninkii-dilay-guddoomiye-ku-xigeenkii-jaamacadda-bariga-afrika-oo-lasooxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninkii dilay guddoomiye ku xigeenkii Jaamacadda Bariga Afrika oo lasooxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181630"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181630"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181630\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181632,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181630\/revisions\/181632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181631"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181630"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181630"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181630"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}