{"id":181762,"date":"2024-08-08T11:53:25","date_gmt":"2024-08-08T08:53:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181762"},"modified":"2024-08-08T11:53:25","modified_gmt":"2024-08-08T08:53:25","slug":"masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181763\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"426\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1-631x420.jpg 631w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ururku soo dhoweynayo saameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey howlgalka taageerada iyo xasilinta ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Howlgalkaas oo bedeli doona ATMIS ayaa magaciisa loosoo gaabiyaa AUSSOM.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyey dalalka Masar iyo Djibouti oo iyagu ku yaboohay in ay ciidamo ku biirin doonaan howlgalkan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Howlgalkaan oo bedeli doona kan haatan jira ee ATMIS ayaa loogu talo galey inuu taageero dedaalada dowladda federaalku ugu jirto la dagalaanka kooxaha Khawaarijta ah iyo xasilinta dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Howlgalgaas ayaa sidoo kale qeyb ka noqon doona nabadeynta iyo xasilinta goobaha laga xoreeyo Al-Shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ka mid noqoshada Masar ee howlgalkan ayaa ku soo beegmaysa xili ay xiisadi ka dhex taagan tahay Somalia iyo Ethiopia.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xiisadda labada dal ayaa ka dhalatay heshiis isfaham oo ay Ethiopia la gashay maamulka Somaliland oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale Masar iyo Ethiopia ayaan xiriirkoodu wanaagsaneyn, kadib is afgaran waagii ka dhashay sida loo qeybsanaayo biyaha wabiga Nile oo labada dalba mara.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ururku soo dhoweynayo saameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey howlgalka taageerada iyo xasilinta ee Soomaaliya. Howlgalkaas oo bedeli doona ATMIS ayaa magaciisa loosoo gaabiyaa AUSSOM. Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyey dalalka Masar iyo Djibouti oo iyagu ku yaboohay in ay ciidamo ku biirin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ururku soo dhoweynayo saameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey howlgalka taageerada iyo xasilinta ee Soomaaliya. Howlgalkaas oo bedeli doona ATMIS ayaa magaciisa loosoo gaabiyaa AUSSOM. Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyey dalalka Masar iyo Djibouti oo iyagu ku yaboohay in ay ciidamo ku biirin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-08T08:53:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"426\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/\",\"name\":\"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-08T08:53:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":426},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya - Wardoon","og_description":"War-murtiyeed ka soo baxay Midowga Afrika ayaa lagu sheegay in ururku soo dhoweynayo saameynta howlgal qaabilsan dhinaca xasilinta oo loo bixiyey howlgalka taageerada iyo xasilinta ee Soomaaliya. Howlgalkaas oo bedeli doona ATMIS ayaa magaciisa loosoo gaabiyaa AUSSOM. Midowga Afrika ayaa soo dhaweeyey dalalka Masar iyo Djibouti oo iyagu ku yaboohay in ay ciidamo ku biirin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-08T08:53:25+00:00","og_image":[{"width":640,"height":426,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/","name":"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg","datePublished":"2024-08-08T08:53:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Masaari-640x426-1.jpg","width":640,"height":426},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masar-oo-ciidamo-u-soo-direysa-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Masar oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181762"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181764,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181762\/revisions\/181764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}