{"id":181790,"date":"2024-08-10T12:15:18","date_gmt":"2024-08-10T09:15:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181790"},"modified":"2024-08-10T12:15:18","modified_gmt":"2024-08-10T09:15:18","slug":"turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/","title":{"rendered":"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181791\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wada-hadallada oo si rasmi ah u furmi doono todobaadka soo socda ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa xiisadda ka dhalatay heshiiska badda ee ay Itoobiya la gashay Somaliland, kaas oo ay ka carootay dowladda federaalka oo xadgudub ku tilmaamtay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Labada dhinac ayaa haatan sameeyay isbeddallo, waxaana jiro isku soo dhawaasho ay sidii hore ka sameeyeen Muqdisho iyo Addis Ababa, sida uu shaaciyay wasiirka arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan oo maalmihii dambe waday dadaallo dhex dhexaadin ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hakan Fidan oo shir jaraa\u2019id ku qabtay Istabul waxa uu sheegay inay soo afjarmi doonto xiisadda isla markaana ay kusoo dhammaan doonto galaangal ay Itoobiya u yeelato badda, iyada oo si toos ah ugala macaamileyso dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya waxay soo afjarmi doontaa in Itoobiya ay galaangal u yeelato badda iyada oo soo mareysa Soomaaliya ilaa inta Itoobiya ka xaqiijinayso midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida siyaasadeed ee Soomaaliya\u201d ayuu yiri Hakan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkan ayaa kusoo aadayo, ayad aoo todobaadkii hore wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga uu booqday magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu kula kulmay ra\u2019iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo uu kula hadlay dhammeynta xiisadda taagan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay haddii ay Itoobiya doonayso biyaha in ay usoo marto waddo sharci ah, iyadoo ixtiraameysa madax bannaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo haddii ay aqbasho Itoobiya caqabad ku noqon doonto Somaliland oo aqoonsi ka dhex raadineysay heshiiska badda.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal. Wada-hadallada oo si rasmi ah u furmi doono todobaadka soo socda ayaa waxaa diiradda lagu saarayaa xiisadda ka dhalatay heshiiska badda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181791,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181790","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-10T09:15:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/\",\"name\":\"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-10T09:15:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg\",\"width\":660,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay - Wardoon","description":"Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay - Wardoon","og_description":"Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-10T09:15:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":356,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/","name":"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg","datePublished":"2024-08-10T09:15:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa inay mar kale wada-hadallo uga billowdaan magaalada Ankara ee caasimada dalka Turkiga, halkaas oo ay maalmaha soo socda isugu tegi doonaan wasiirada arrimaha dibadda ee labada dal.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024810638588491807949759.jpg","width":660,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-xiisadda-soomaaliya-iyo-itoobiya-arin-yaableh-kusoodhameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya arin yaableh kusoodhameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181790"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181790"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181790\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181792,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181790\/revisions\/181792"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181791"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181790"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181790"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181790"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}