{"id":181803,"date":"2024-08-11T13:12:31","date_gmt":"2024-08-11T10:12:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181803"},"modified":"2024-08-11T13:12:31","modified_gmt":"2024-08-11T10:12:31","slug":"muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/","title":{"rendered":"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181804\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"331\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gashay laga fuliyo Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Muuse Biixi ayaa faragalin ku tilmaamay soojeedintii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, uu Jimcihii ku sheegay in khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya uu ku dhamaan karo Itoobiya oo arrimaha badda kala hadasha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Shalay waxa caalamka oo dhan kusoo baxay Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga oo arrimaha Somaliland soo faragaliyay, oo Berbera soo faragaliyay iyo dekedeeda, oo uu leeyahay Itoobiya Xasan Sheekh ha u soo marto, taasi waa gaf, Somaliland na taa aqbalimayso&#8221; ayuu yidhi Muuse Biixi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sheegay in anay suuragal noqon doonin marna in Somaliland looga taliyo magaalada Muqdisho &#8220;Waa cad ceed galbeed kasoo baxday in Somaliland looga taliyo Xamar&#8221; ayuu yidhi Muuse Biixi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kadib khilaaf uu sababay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya ee marinka badda, oo 8dii billood ee u danbeeyay ka dhextaagnaa Soomaaliya iyo Itoobiya, Turkiga ayaa ku taliyay in Itoobiya la siiyo marin badeed iyada oo loo marayo Soomaaliya, sidaana khilaafka lagu dhameeyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirada Arrimaha Dibadda Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa wadahadal uga furmayaa magaalada Ankara maalinta Isniinta, wadahadalan oo uu Turkigu dhexdhexaadiye ka yahay ayaa la sugaya waxa kasoo bixidoona.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gashay laga fuliyo Somaliland. Muuse Biixi ayaa faragalin ku tilmaamay soojeedintii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, uu Jimcihii ku sheegay in khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya uu ku dhamaan karo Itoobiya oo arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181804,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181803","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gashay laga fuliyo Somaliland. Muuse Biixi ayaa faragalin ku tilmaamay soojeedintii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, uu Jimcihii ku sheegay in khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya uu ku dhamaan karo Itoobiya oo arrimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-11T10:12:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"331\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/\",\"name\":\"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-11T10:12:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg\",\"width\":660,\"height\":331},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku sugan magaalada berbera, ayaa wax aan suuragal ahayn ku tilmaamay in heshiis ay dowlada Soomaaliya gashay laga fuliyo Somaliland. Muuse Biixi ayaa faragalin ku tilmaamay soojeedintii Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Hakan Fidan, uu Jimcihii ku sheegay in khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya uu ku dhamaan karo Itoobiya oo arrimaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-11T10:12:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":331,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/","name":"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg","datePublished":"2024-08-11T10:12:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024811638589502973479562.jpg","width":660,"height":331},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/muuse-biixi-oo-kaqayliyay-soojeedintii-turkiga-ee-arrimaha-badda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muuse Biixi oo kaqayliyay soojeedintii Turkiga ee arrimaha badda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181803"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181803"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181803\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181805,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181803\/revisions\/181805"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181804"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181803"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181803"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181803"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}