{"id":181806,"date":"2024-08-12T11:49:22","date_gmt":"2024-08-12T08:49:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181806"},"modified":"2024-08-12T11:49:22","modified_gmt":"2024-08-12T08:49:22","slug":"qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/","title":{"rendered":"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181808\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/buundada2.webp\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/buundada2.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/buundada2-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/buundada2-560x420.webp 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/buundada2-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/buundada2-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraxyada oo ahaa nooc miinada ee dhulka lagu aaso ayaa midka koowaad wuxuu ka dhacay bar koontarool oo lagu hubiyo gaadiidka galaya magaalada, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada dadka deegaanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale qaraxa labaad ayaa loo dhigay ciidamo gurmad ah oo u socday bartilmaameedka koowaad, waxaana la kacday miino kale, sida ay innoo sheegeen ilo wareedyo deegaanka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxyadan dhimasho iyo dhaawac ku noqday ku dhowaad 10 askari oo kamid ahaa ciidamada Macawiisleyda ee ka howlgala degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaaladda ayaa maanta ah mid deggan, waxaana haatan degmadaas howlgallo ka wada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo baadi goobaya xubnihii Al-Shabaab ee ee ka dambeeyay weeraradaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hiiraan ayaa waxaa weli ka socda guluf ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, waxaana degmooyinka gobolkaasi dhaq-dhaqaaqyo ka wada ciidamada huwanta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Al-Shabaab ayaa sidoo kale beegsi ku hayso xarumaha ciidamadaasi, waxaana mararka qaarkood ay ku qaadaa weeraro gaadmo ah oo dhaliya khasaare dhimasho iyo dhaawac.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, Hiiraan oo ay joogaan ciidamo badan oo Macawiisley ah ayaa ah halka uu kasoo bilowday kacdoonka shacab ee ka dhanka ah Al-Shabaab, waana sababta ay markasta kooxda qaraxyo ula beegsato magaalooyinka waa wayn ee gobolkaas oo hoostaga HirShabelle.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada oo ahaa nooc miinada ee dhulka lagu aaso ayaa midka koowaad wuxuu ka dhacay bar koontarool oo lagu hubiyo gaadiidka galaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181809,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada oo ahaa nooc miinada ee dhulka lagu aaso ayaa midka koowaad wuxuu ka dhacay bar koontarool oo lagu hubiyo gaadiidka galaya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-12T08:49:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"279\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"180\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/\",\"name\":\"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-08-12T08:49:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg\",\"width\":279,\"height\":180},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada oo ahaa nooc miinada ee dhulka lagu aaso ayaa midka koowaad wuxuu ka dhacay bar koontarool oo lagu hubiyo gaadiidka galaya [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-12T08:49:22+00:00","og_image":[{"width":279,"height":180,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/","name":"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg","datePublished":"2024-08-12T08:49:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-2.jpeg","width":279,"height":180},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaraxyo-xoogan-oo-ka-dhacay-degmada-jalalaqsi-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaraxyo xoogan oo ka dhacay degmada Jalalaqsi +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181806"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181806"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181806\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181811,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181806\/revisions\/181811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181809"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}