{"id":181821,"date":"2024-08-13T12:01:48","date_gmt":"2024-08-13T09:01:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181821"},"modified":"2024-08-13T12:01:48","modified_gmt":"2024-08-13T09:01:48","slug":"50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/","title":{"rendered":"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181822\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Salaad Shucayb oo 50 jir ah, kaasoo lagu eedeeyay inuu katirsanaa kooxda Alshabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda ayaa ayiday xukun horey ninkaan loogu riday bishii sagaalaad ee sannadkii hore, kaddib markii uu qirtay dambi ku saabsan inuu Shabaabka u basaasay ugu yaraan 4 qof oo ay ku dileen magaalada Gaalkacyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dadka uu basaasay ee lagu dilay magaalada Gaalkacyo waxaa kamid ahaa, madaxii hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Mudug, nabadoon caan ah iyo ganacsade aad looga yaqaanay Gaalkacyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qareenkiisa ayaa ku dooday in ninkan loo hanjabay, sidaasna uu ku fulin jiray awaamiirta Alshabaab, hase ahaatee cudurkaas ayaanan ka qafiifin dambiga uu qirtay ee basaasnimada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda ciidamada ayaa sidoo kale xukunno kala duwan ku riday 3 nin oo kale oo lagu eedeeyay inay katirsan yihiiin Alshabaab, geystayna falal amni darro kuwaas oo kala ah, Abuukar Sheih Maxamuud, 15 sano oo xabsi ah, Maxamed Deeq Salaad Cabdi 20 sano oo xarig ah, iyo Ismaaciil Daa\u2019uud Jiirow 30 sano oo xarig ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xukunkooda ayaa kusoo aaday maalmo kaddib markii ay xabsiga Gaalkacyo kuyaala ay ka baxsadeen maxaabiis Shabaab ah oo ku xukumnaa dil toogasho ah.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181823\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591157421440966.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591157421440966.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591157421440966-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591157421440966-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Salaad Shucayb oo 50 jir ah, kaasoo lagu eedeeyay inuu katirsanaa kooxda Alshabaab. Maxkamadda ayaa ayiday xukun horey ninkaan loogu riday bishii sagaalaad ee sannadkii hore, kaddib markii uu qirtay dambi ku saabsan inuu Shabaabka u basaasay ugu yaraan 4 qof oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Salaad Shucayb oo 50 jir ah, kaasoo lagu eedeeyay inuu katirsanaa kooxda Alshabaab. Maxkamadda ayaa ayiday xukun horey ninkaan loogu riday bishii sagaalaad ee sannadkii hore, kaddib markii uu qirtay dambi ku saabsan inuu Shabaabka u basaasay ugu yaraan 4 qof oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-13T09:01:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/\",\"name\":\"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-13T09:01:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg\",\"width\":660,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil ah ku ridday Cabdisalaan Salaad Shucayb oo 50 jir ah, kaasoo lagu eedeeyay inuu katirsanaa kooxda Alshabaab. Maxkamadda ayaa ayiday xukun horey ninkaan loogu riday bishii sagaalaad ee sannadkii hore, kaddib markii uu qirtay dambi ku saabsan inuu Shabaabka u basaasay ugu yaraan 4 qof oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-13T09:01:48+00:00","og_image":[{"width":660,"height":341,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/","name":"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg","datePublished":"2024-08-13T09:01:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591156157118906.jpg","width":660,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/50-jir-basaas-u-ahaa-alshabaab-oo-dil-laguxukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"50 jir basaas u ahaa Alshabaab oo dil laguxukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181821"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181824,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181821\/revisions\/181824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}