{"id":181825,"date":"2024-08-13T12:05:53","date_gmt":"2024-08-13T09:05:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181825"},"modified":"2024-08-13T12:05:53","modified_gmt":"2024-08-13T09:05:53","slug":"ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/","title":{"rendered":"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181826\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp\" alt=\"\" width=\"1900\" height=\"1116\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp 1900w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b-300x176.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b-1024x601.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b-768x451.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b-1536x902.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b-696x409.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b-1068x627.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b-715x420.webp 715w\" sizes=\"(max-width: 1900px) 100vw, 1900px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa\u2019iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa illaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda ku weyn lahaayeen xubnaha loo yaqaanno \u2018kooxda\u2019 ee ah siyaasiyiinta horusocodka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warqad qorshahaas lagu qoray ayaa Ilhaan Cumar oo xisbiga dimuqaraadiga ka tirsan, lagana soo doorto Minnesota, kana mid ah xubnaha aas-aasay \u2018kooxda\u2019.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa la sheegay in Ilhaan tahay bartilmaameedka ugu weyn, ayadoo doorashada hordhaca ah ee xisbiga dhexdiisa ay is wjihi doonaan 13 Agoosto Don Samuels.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ilhaan iyo xubnaha kale ee \u2018kooxda\u2019 ayaa aad u taageera xabbadjoojin laga gaaro dagaalka Qasa, waxayna aad u dhaliilaan Israa\u2019iil.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">AIPAC waxay horeba u kharash gareeyeen $14 malyan, ayagoo ka caawinayey George Latimer oo ka tirsan dimoqaraadiga inuu kursiga ka rido Jamaal Bowman oo ka tirsan \u2018kooxda\u2019, aadna u dhaliila Israa\u2019iil iyo dagaalkaba. Dhaqaalahaas ayaa Latimer ka caawiyey inuu guul aad u weyn gaaro.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Samuels oo ah siyaasi qunyar socod ah oo ka tirsan xisbiga Dimoqraadiga, horena xubin uga soo noqday golaha deegaanaka ee Minneapolis ayaa doorashadii noocan oo kale ahayd ee isreeb-reebka ku guuldarraystay ka dib markii ay 2022 Ilhaan Cumar kaga guulaysatay 2,466 cod.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">AIPAC iyo kooxaha kale ee galaangalka u sameeya Israa\u2019iil ee a y ka midka yihiin PAC iyo United democratic project waxay u arkayaan Ilhaan in aan la loodin karin.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxay ila tahay inay ogyihiin in Ilhaan Cumar ay tahay qof aad u adag oo taageero badan gudaha ku leh, taariikh hore oo fiicanna ku leh degmada, kaliya maaha adeegyada la qabto laakiinse sidoo kale hogaanka siyaasadda iyo hindiseyaasha malin kasta caawiya dadka degmada\u201d ayuu yiri Usamah Andrabi oo warbaahinta u qaabilsan Justice democrats oo ah koox taageerta \u2018kooxda\u2019.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxay ila tahay inay ogyihiin inay tahay qof khatar ku ah, taa micnaheeduna ma aha inaysan lacag u adeegsanayn xataa haddii ay sidaa tahay\u201d ayuu sii raaciyey hadalkiisa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ilhaan ayaa horey loogu eedeeyey in ay horay u dhaliishay Israa\u2019iil, arrintaas oo uu ku gacan-sayray xisbiga ay ka tirsan tahay ee Dimuqraadiga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">218 xubnood ayaa u codeeyay in Ilhaan laga saaro guddigaas, halka 211 xubnood ay diideen mooshinkaas.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaa jira feker ah in aad tahay la tuhunsane haddii aad tahay soogalooti, aad ka soo jeedo qeybo gaar ah oo kamid ah caalamka, ama iyadoo lagu saleynayo midabkaaga ama in aad haysato Diinta Islaamka,\u201d ayay tiri Ilhaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ilhaan Cumar waxay markii afaraad u tartamaysaa in laga soo doorto degmada shanaad oo ah Minneapolis iyo deegaannada ku xeeran.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ninka la tartamaya Ilhaan, Don Samuels, oo markiisii hore ka yimid Jamaica, taageerada uu ka helayo AIPAC ma cadda inta ay le\u2019eg tahay, laakiin hore ayuu ugu dhaliilay inay Ilhaan ka hortimid oo ka codaysay qorshe cod loogu qaadayey dhaqaale la siin lahaa ciidanka Israa\u2019iil, isagoo arrintaa awgeed ku tilmaamay in \u201ddegmada ay ka dhigtay mid faquuqan oo gooni u go\u2019an\u201d.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa\u2019iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa illaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda ku weyn lahaayeen xubnaha loo yaqaanno \u2018kooxda\u2019 ee ah siyaasiyiinta horusocodka ah. Warqad qorshahaas lagu qoray ayaa Ilhaan Cumar oo xisbiga dimuqaraadiga ka tirsan, lagana soo doorto Minnesota, kana mid ah xubnaha aas-aasay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa\u2019iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa illaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda ku weyn lahaayeen xubnaha loo yaqaanno \u2018kooxda\u2019 ee ah siyaasiyiinta horusocodka ah. Warqad qorshahaas lagu qoray ayaa Ilhaan Cumar oo xisbiga dimuqaraadiga ka tirsan, lagana soo doorto Minnesota, kana mid ah xubnaha aas-aasay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-13T09:05:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1116\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/\",\"name\":\"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp\",\"datePublished\":\"2024-08-13T09:05:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp\",\"width\":1900,\"height\":1116},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay - Wardoon","og_description":"Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa\u2019iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa illaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda ku weyn lahaayeen xubnaha loo yaqaanno \u2018kooxda\u2019 ee ah siyaasiyiinta horusocodka ah. Warqad qorshahaas lagu qoray ayaa Ilhaan Cumar oo xisbiga dimuqaraadiga ka tirsan, lagana soo doorto Minnesota, kana mid ah xubnaha aas-aasay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-13T09:05:53+00:00","og_image":[{"width":1900,"height":1116,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/","name":"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp","datePublished":"2024-08-13T09:05:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/897f5469-07b2-4edb-b7aa-68a89421f76b.webp","width":1900,"height":1116},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhaan-cumar-oo-culayskii-ugu-waynaa-soo-wajahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ilhaan Cumar oo culayskii ugu waynaa soo wajahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181825"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181827,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181825\/revisions\/181827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}