{"id":181835,"date":"2024-08-13T20:43:07","date_gmt":"2024-08-13T17:43:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181835"},"modified":"2024-08-13T20:47:01","modified_gmt":"2024-08-13T17:47:01","slug":"daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/","title":{"rendered":"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181836\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"356\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo u waramey warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wareeggii labaad ee wadahadalka looga dooday arrimo badan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in Soomaaliya ay caddeysay mowqifkeeda ku aadan dhowrista qaranimada iyo madaxbanaanida dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu Wasiirku ku tilmaamay lama taabtaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa wareeg 3-aad oo wadahadal ah loo balansan yahay bisha September, sida ay shaacisay Dowladda Turkiga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa uga mahad celiyay Dowladda Turkiga sida masuuliyadda leh ee ay ugu istaagtey xal u helidda xasaraddan ka dhalatey heshiiskii sharci darrada ahaa ee Ethiopia la gashey mid ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wadahadallada oo soo bilowday Isniintii ayaa waxaa adkaatay in la is hor fariisiyo ergada labada dal, maadaama Soomaaliya ay shuruud ka dhigtay in Itoobiya ay ka laabato heshiiskii ay la gashay Somaliland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirrada arrimaha dibadda Soomaaliya, Turkiga iyo Itoobiya ayaa galabta qabtay shir jaraa\u2019id iyagoo faahfaahin ka bixiyey qodobada looga wadahadlay wareegga 2-aad ee wadahadalka.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"WAREEGGII 2AAD EE WADAHADALKA SOOMAALIYA IYO ETHIOPIA OO TURKIGA OO LAGU GABAGABEEYAY\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/In1MEQ2Hlvk\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga. Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi oo u waramey warbaahinta qaranka ayaa sheegay in wareeggii labaad ee wadahadalka looga dooday arrimo badan. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181836,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181835","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-13T17:43:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-13T17:47:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"356\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/\",\"name\":\"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-13T17:43:07+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-13T17:47:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg\",\"width\":660,\"height\":356},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay - Wardoon","description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-13T17:43:07+00:00","article_modified_time":"2024-08-13T17:47:01+00:00","og_image":[{"width":660,"height":356,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/","name":"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg","datePublished":"2024-08-13T17:43:07+00:00","dateModified":"2024-08-13T17:47:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in magaalada Ankara lagu soo gabagabeeyay wareeggii labaad ee wadahadalkii u dhexeeyay Somalia iyo Ethiopia oo garwadeen ay ka tahay dowladda Turkiga.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024813638591349822711297.jpg","width":660,"height":356},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo_wada-hadaladii-dadbanaa-ee-soomaaliya-iyo-itoobiya-oo-lagu-kala-tagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:_Wada hadaladii dadbanaa ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo lagu kala tagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181835"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181835"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181838,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181835\/revisions\/181838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}