{"id":181841,"date":"2024-08-14T10:58:10","date_gmt":"2024-08-14T07:58:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181841"},"modified":"2024-08-14T14:31:24","modified_gmt":"2024-08-14T11:31:24","slug":"daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181842\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png\" alt=\"\" width=\"1872\" height=\"1188\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png 1872w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59-300x190.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59-1024x650.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59-768x487.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59-1536x975.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59-696x442.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59-1068x678.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59-662x420.png 662w\" sizes=\"(max-width: 1872px) 100vw, 1872px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xamza ayaa sheegay in madaxda hadda tallada haysa oo uu ugu horreeyo madaxweynaha ay waxbadan u galeen dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana ay 30-kii sano ee lasoo dhaafay ay wax ka qabteen waxbarashadooda iyo horumarkooda.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Madaxda dowladdaani oo uu ugu horreeyo Madaxweynaha JFS iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa ka dhexeeya xiriir aad u adag oo soo jireen ah, waxay madaxdaani ku suntan yihiin Aaabeyaal ay u yihiin dhalinyarada Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Xamza.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ra\u2019iisul wasaaraha ayaa sidoo kale si xun u weeraray, uguna jawaabay xubnaha mucaaradka ee sida wayn u naqdiyay khudbad uu Jimcihii lasoo dhaafay madaxweyne Xasan Sheekh kaga hadlay cabashada dhalinyarada iyo shaqo la\u2019aata ka jirta dalka<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Dhalinyarada Soomaaliyeed lama siri karo lama qaldi karo siyaasi bar go\u2019 ah ma qaldi karo, been ma u sheegi karo\u201d ayuu ugu jawaabay siyaasiyiinta mucaaradka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kale oo uu yiri \u201cMaanta siyaasadda dadka ku jiraan ama muxaafad ha noqdaano ama mucaarad ha noqdee qof maanta dhashay ma\u2019aha 30-kii sano ee ina soo dhaaftay dalkan maxaa laga qabtay? nin weliba wixii uu qabtay iyo wixii uu dhalinyarada Soomaaliyeed u galay ayaa rabnaa in lagu xisaabtamaa\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ra\u2019iisul wasaaraha ayaa hoosta ka xariiqay inay muhiim tahay in la ogaado xaqiiqada, runtana laga sheego taariikhda iyo qof kasta waxa uu soo qabtay.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaan rabnaa xaqiiqada iyo runta in la sheeg waxaan rabaa in aan lagu khaldamin dhallinyarada Soomaaliyeed\u201d ayuu mar kale yiri Xamza Cabdi Barre.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FCantarr%2Fvideos%2F1035301148142559%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta. Xamza ayaa sheegay in madaxda hadda tallada haysa oo uu ugu horreeyo madaxweynaha ay waxbadan u galeen dhalinyarada Soomaaliyeed, isla markaana ay 30-kii sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181842,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181841","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-14T07:58:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-08-14T11:31:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1872\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1188\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/\",\"name\":\"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png\",\"datePublished\":\"2024-08-14T07:58:10+00:00\",\"dateModified\":\"2024-08-14T11:31:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png\",\"width\":1872,\"height\":1188},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka - Wardoon","description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-14T07:58:10+00:00","article_modified_time":"2024-08-14T11:31:24+00:00","og_image":[{"width":1872,"height":1188,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/","name":"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png","datePublished":"2024-08-14T07:58:10+00:00","dateModified":"2024-08-14T11:31:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo shir jaraa\u2019id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay arrimo ku aadan hadal-heynta ka dhalatay cabashada dhalinyarada ee ku aadan shiidka ama lacag la\u2019aanta.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-08.55.59.png","width":1872,"height":1188},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-r-wasaare-xamza-oo-runta-usheegay-siyaasiyiinta-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-R\/Wasaare Xamza oo runta usheegay siyaasiyiinta mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181841"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181841"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181841\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181843,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181841\/revisions\/181843"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181842"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181841"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181841"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181841"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}