{"id":181844,"date":"2024-08-14T14:34:41","date_gmt":"2024-08-14T11:34:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181844"},"modified":"2024-08-14T14:34:41","modified_gmt":"2024-08-14T11:34:41","slug":"daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/","title":{"rendered":"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181845\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png\" alt=\"\" width=\"1128\" height=\"804\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png 1128w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48-300x214.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48-1024x730.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48-768x547.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48-696x496.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48-1068x761.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48-589x420.png 589w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48-100x70.png 100w\" sizes=\"(max-width: 1128px) 100vw, 1128px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka soconaya dibad-baxyo rabshada wata oo galay maalintii labaad oo xiriir ah, kuwaas oo ay dhigayaan dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta.<\/p>\n<p>Darawallada ayaa mar kale maanta isugu soo baxay isgoyska KM4, waxayna xirteen waddadaas oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay ku qaylinayeen erayo ka dhan ah madaxda dowladda oo ay ku eedeeyeen inay dhibaato ku hayaan shaqadooda.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Bajaajleyda oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay ka cabanayaan xaaladda adag ee ka taagan Muqdisho iyo lacag dheeraad ah oo lagu soo rogay.<\/p>\n<p>\u201cIn aan dhimano ama dhaqan helno ayaan rabnaa, qof kasta waraaq ayuu la ordayaa\u201d ayuu yiri mid kamid ah dibad-baxayaasha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa goobta uu ka socdo dibad-baxa gaaray ciidamo ka tirsan kuwa Boolis Milataaro oo kala eryaya dibad-baxayaasha, si ay xaaladda u dajiyaan.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) oo qoraal soo saaray ayaa isna ka hadlay dibad-baxan, wuxuuna ugu baaqay Bajaajleyda inay dhowraan sharciga iyo nidaamka u yaalla dalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in shalay ay ballaameen iyaga iyo maamulka gobolka Banaadir, ayna haboon tahay inay sugaan inta laga xallinayo cabashadooda.<br \/>\n\u201cWaxaan ugu baaqaya muwaadiniinta dagan Gobalka Banaadir gaar ahaan kuwa ku shaqeeysta Gadiidka loo yaqaano bajaajta inaad ilaalisaan nidaamka iyo Amniga Caasimada\u201d ayuu yidi guddoomiye Yabooh<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sii raaciyay \u201cWaan balanay shalay waana lagu maqanyahay in cabashadiina laga jawaabo, hanoqon mid loo adeegsado in magaalada fowdo iyo qas laga sameeyo\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F468865832721661%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka soconaya dibad-baxyo rabshada wata oo galay maalintii labaad oo xiriir ah, kuwaas oo ay dhigayaan dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta. Darawallada ayaa mar kale maanta isugu soo baxay isgoyska KM4, waxayna xirteen waddadaas oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxay ku qaylinayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka soconaya dibad-baxyo rabshada wata oo galay maalintii labaad oo xiriir ah, kuwaas oo ay dhigayaan dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta. Darawallada ayaa mar kale maanta isugu soo baxay isgoyska KM4, waxayna xirteen waddadaas oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxay ku qaylinayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-14T11:34:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1128\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"804\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/\",\"name\":\"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png\",\"datePublished\":\"2024-08-14T11:34:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png\",\"width\":1128,\"height\":804},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay - Wardoon","og_description":"Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa weli ka soconaya dibad-baxyo rabshada wata oo galay maalintii labaad oo xiriir ah, kuwaas oo ay dhigayaan dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka Bajaajta. Darawallada ayaa mar kale maanta isugu soo baxay isgoyska KM4, waxayna xirteen waddadaas oo muhiim u ah isku socodka dadweynaha magaalada Muqdisho. Sidoo kale waxay ku qaylinayeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-14T11:34:41+00:00","og_image":[{"width":1128,"height":804,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/","name":"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png","datePublished":"2024-08-14T11:34:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Screenshot-2024-08-14-at-12.32.48.png","width":1128,"height":804},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dibad-baxyadii-ka-socda-muqdisho-oo-sii-xoogeystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO :- Dibad-baxyadii ka socda Muqdisho oo sii xoogeystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181844"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181846,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181844\/revisions\/181846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}