{"id":181894,"date":"2024-08-16T11:47:16","date_gmt":"2024-08-16T08:47:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181894"},"modified":"2024-08-16T11:47:16","modified_gmt":"2024-08-16T08:47:16","slug":"ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-181895\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/images-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"345\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay in ciidamada ATMIS ay Soomaaliya sii joogaan waqti dheeraad ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Golaha ayaa meel-mariyay qaraarkan oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan fulinta howlaha loo igmaday ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayaan ka soo baxay golaha ayaa lagu sheegay in safiirka Soomaaliya Abuukar Daahir Cusmaan oo hadlay kadib codeynta uu sheegay in Soomaaliya ay \u201cfahamsan tahay sida ay lagama maarmaanka u tahay in la kordhiyo qaraarka ATMIS-ka illaa bisha December 2024-ka si loo xaqiijiyo habsami u socodka kala-guurka, anagoo buu yiri isku diyaarinayna howlgalka ATMIS ka bacdi ee sanadka 2025-ka.\u201d<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waa lama huraan in loo guntado taageerada loo baahan yahay ee awoodsiinta Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed iyo ATMIS in ay sii wataan shaqadooda muhiimka ah,\u201d ayuu yiri safiirka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu intaas kusii daray \u201cDadaalkan wada shaqayneed waa mid muhiim ah innagoo ka shaqaynayna sidii aan ugu gudbi lahayn qaab-dhismeedka cusub ee howlgalka nabad ilaalinta.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayaanka QM ayaa sidoo kale lagu sheegay in danjire Daahir Cismaan uu yiri, \u201cNasiib darro, waxaan aragnay dib u dhac ku yimid ku dhawaad dhammaan wejiyada dhimista ciidamada. Sidaa darteed, iskudubarid ka dhexeeya wadamada ciidamada ku yaboohay iyo qandaraaslayaasha Qaramada Midoobay ayaa ugu muhiimsan hannaankaan.\u201d<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Wadashaqeyn wax ku ool ah kaliya ma fududeyneyso in si badbaado leh oo habsami leh ay ciidamada nabad ilaalinta u baxaan, laakiin sidoo kale waxa ay yareeynaysaa carqaladaha ka dhalan kara inta lagu jiro marxaladan xasaasiga ah.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa la filayaa in codeyntani ay noqoto markii u danbeeysay ee uu Golaha Ammaanku ansixiyo qaraar kordhinaya muddada ay ATMIS ka howlgaleyso Soomaaliya, iyadoo lagu wado in bisha Jannaayo howlaha nabad ilaalinta Soomaaliya uu la wareego howlgal cusub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraarka qabyada ah ayaa u oggolaanaya dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika in ay sii wadaan in ilaa 12,626 askari oo tuutaha ciidanka xiran oo ay ku jiraan 1,040 boolis ah, ay sii wadaan howlaha nabad ilaalinta ATMIS illaa 31ka Diseembar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kale oo qoraalka looga codsaday Xoghayaha Guud in uu sii wado bixinta xirmada taageerada saadka iyadoo la sii marinayo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS).<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay in ciidamada ATMIS ay Soomaaliya sii joogaan waqti dheeraad ah. Golaha ayaa meel-mariyay qaraarkan oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan fulinta howlaha loo igmaday ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December. Bayaan ka soo baxay golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay in ciidamada ATMIS ay Soomaaliya sii joogaan waqti dheeraad ah. Golaha ayaa meel-mariyay qaraarkan oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan fulinta howlaha loo igmaday ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December. Bayaan ka soo baxay golaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-16T08:47:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/\",\"name\":\"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-16T08:47:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Golaha Ammaanka ee QM ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay in ciidamada ATMIS ay Soomaaliya sii joogaan waqti dheeraad ah. Golaha ayaa meel-mariyay qaraarkan oo oggolaanaya in dalalka xubnaha ka ah Midowga Afrika ay sii wadaan fulinta howlaha loo igmaday ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ilaa 31-ka December. Bayaan ka soo baxay golaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-16T08:47:16+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/","name":"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg","datePublished":"2024-08-16T08:47:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/53482314226_dcb37362bc_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidanka-atmis-oo-lookordhiyay-muddada-ay-joogayaan-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidanka ATMIS oo lookordhiyay muddada ay joogayaan Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181894"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181897,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181894\/revisions\/181897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}