{"id":181937,"date":"2024-08-18T21:39:46","date_gmt":"2024-08-18T18:39:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181937"},"modified":"2024-08-18T21:39:46","modified_gmt":"2024-08-18T18:39:46","slug":"cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/","title":{"rendered":"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181938\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"301\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399-300x137.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah u soo saaray go&#8217;aano laga gaaray cabashada Darawalada ku shaqeysta Mooto Bajaajyada ee la xariirtay lacagta lagu qaadanayo leysinka wadista gaadiidka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Go&#8217;aanada kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa yimid kadib markii laba maalmood oo isku xigtay Darawalada Bajaajta ay banaanbaxyo cabasho ah ka dhigeen qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, kuwaas oo ka cabaanayay ineysan awoodin lacago ku dhow $300 oo lagu kordhiyay qofka doonayo inu qaato leysinka gaadiidka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Wasaaradda Gaadiid iyo Duulista Hawada Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa sheegtay in go&#8217;aankaan uu yahay mid looga jawaabayo cabashada Darawalada Mooto Bajaajyada ka dhex shaqeysta Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Tan iyo markii ay soo baxday cabashada dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku shaqeysata Darawal-nimada Mooto Bajaaj-ta ee caasimadda Muqdisho, waxaan si dhaqso ah u qaadnay tallaabooyin looga jawaabayo cabashadooda , iyadoo markaa lagu qiimeynayo duruufaha ay ku shaqeeyaan dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaan mudnaanta siinay in wax badan aan ka qabanno cabashada Dhalinyaradeenna&#8221; ayay tiri Wasiir Fardowso Cismaan Cigaal.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa fartay Darawalada Mooto Bajaajta in dhankooda ay ilaaliyaan sharciga iyo shuruucda dalka, islamarkaana u hoggaansamaan Habraacyada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F1274595373561391%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<strong><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso go&#8217;aanada oo faahfaahsan:-<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181939\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595823911414646.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595823911414646.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595823911414646-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595823911414646-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-181940\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595824246410298.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"854\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595824246410298.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595824246410298-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595824246410298-325x420.jpg 325w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah u soo saaray go&#8217;aano laga gaaray cabashada Darawalada ku shaqeysta Mooto Bajaajyada ee la xariirtay lacagta lagu qaadanayo leysinka wadista gaadiidka. Go&#8217;aanada kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa yimid kadib markii laba maalmood oo isku xigtay Darawalada Bajaajta ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181938,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah u soo saaray go&#8217;aano laga gaaray cabashada Darawalada ku shaqeysta Mooto Bajaajyada ee la xariirtay lacagta lagu qaadanayo leysinka wadista gaadiidka. Go&#8217;aanada kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa yimid kadib markii laba maalmood oo isku xigtay Darawalada Bajaajta ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-18T18:39:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"301\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/\",\"name\":\"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-18T18:39:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg\",\"width\":660,\"height\":301},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah u soo saaray go&#8217;aano laga gaaray cabashada Darawalada ku shaqeysta Mooto Bajaajyada ee la xariirtay lacagta lagu qaadanayo leysinka wadista gaadiidka. Go&#8217;aanada kasoo baxay dowladda Fedaraalka ayaa yimid kadib markii laba maalmood oo isku xigtay Darawalada Bajaajta ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-18T18:39:46+00:00","og_image":[{"width":660,"height":301,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/","name":"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg","datePublished":"2024-08-18T18:39:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024818638595822149847399.jpg","width":660,"height":301},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabashada-darawalada-bajaajyada-muqdisho-oo-laxaliyay-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabashada Darawalada Bajaajyada Muqdisho oo laxaliyay +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181937"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181937"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181941,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181937\/revisions\/181941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}