{"id":181952,"date":"2024-08-19T11:41:53","date_gmt":"2024-08-19T08:41:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=181952"},"modified":"2024-08-19T11:41:53","modified_gmt":"2024-08-19T08:41:53","slug":"daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-181953\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro-300x169.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro-768x432.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro-696x392.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa maalintii labaad xiran inta badan ganacsigii ka jiray suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib markii dowladda Soomaaliya shalay magaalada Muqdisho ka hirgalisay canshuurta iibka ee laga qaadayo dadka kunool caasimadda iyo magaalooyin kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ganacsatada ayaa saakay gudaha suuqa Bakaaraha isugu yimid, waxa ayna goordaw bilaabeen bannaanbax ay ku muuinayaan cabashadooda, iyagoona dibadbax ka dhigaya qeybo kamid ah suuqa gaar ahaan isgoosyada Howlwadaag iyo Bakaaraha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dibadbaxa ay dhigayaan ganacsatada ayey ku muujinayaan canshuuraha xad-dhaafka ah ee maalin kasta lagu soo rogayo, waxa ayna sheegeen ganacsatada qaarkood oo hadlay in canshuuro kala duwan oo magacyo kala gaar ah loo bixiyay meel kasta looga qaado.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxda dowladda Soomaaliya ayey ugu baaqayeen ganacsatada dibadbaxa dhigayay in dadka Soomaaliyeed iyo ganacsatadaba loo dhimriyo xilligan adag, waxa ayna sheegeen in ay ku adagtahay canshuuraha tirada badan ee lagu soo rogay bixintooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xirnaashaha suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ayaa saameyn badan ku yeeshay dhaqdhaqaaqyadii ganacsi ee caasimadda iyo qeybo kamid ah dalka ka jiray, waxaana maalintii labaad shaqo la\u2019aan ah da badan oo noloshooda ku xirneed ganacsiga ka jira suuqa Bakaaraha.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcaliyare.cali%2Fvideos%2F1486004642054769%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maalintii labaad xiran inta badan ganacsigii ka jiray suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib markii dowladda Soomaaliya shalay magaalada Muqdisho ka hirgalisay canshuurta iibka ee laga qaadayo dadka kunool caasimadda iyo magaalooyin kale. Ganacsatada ayaa saakay gudaha suuqa Bakaaraha isugu yimid, waxa ayna goordaw bilaabeen bannaanbax ay ku muuinayaan cabashadooda, iyagoona dibadbax ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":181953,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-181952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maalintii labaad xiran inta badan ganacsigii ka jiray suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib markii dowladda Soomaaliya shalay magaalada Muqdisho ka hirgalisay canshuurta iibka ee laga qaadayo dadka kunool caasimadda iyo magaalooyin kale. Ganacsatada ayaa saakay gudaha suuqa Bakaaraha isugu yimid, waxa ayna goordaw bilaabeen bannaanbax ay ku muuinayaan cabashadooda, iyagoona dibadbax ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-19T08:41:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp\",\"datePublished\":\"2024-08-19T08:41:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay - Wardoon","og_description":"Waxaa maalintii labaad xiran inta badan ganacsigii ka jiray suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, kaddib markii dowladda Soomaaliya shalay magaalada Muqdisho ka hirgalisay canshuurta iibka ee laga qaadayo dadka kunool caasimadda iyo magaalooyin kale. Ganacsatada ayaa saakay gudaha suuqa Bakaaraha isugu yimid, waxa ayna goordaw bilaabeen bannaanbax ay ku muuinayaan cabashadooda, iyagoona dibadbax ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-19T08:41:53+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/","name":"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp","datePublished":"2024-08-19T08:41:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/bax-bakaaro.webp","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-cabashada-ganacsatada-suuqa-bakaaraha-oo-siyaasada-isubedelay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Cabashada Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo siyaasada isubedelay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181952"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=181952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":181954,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/181952\/revisions\/181954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/181953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=181952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=181952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=181952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}