{"id":182003,"date":"2024-08-22T12:48:32","date_gmt":"2024-08-22T09:48:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182003"},"modified":"2024-08-22T12:48:32","modified_gmt":"2024-08-22T09:48:32","slug":"hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182004\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"357\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019addu waxay walaac ka muujisay sida ay shirkadu u ixtiraami wayday madax-banaanida dhuleed ee Soomaaliya, gaar ahaan sida loo aqoonsado duullimaadyadeeda ku socda gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">In kasta oo ay jiraan wada-hadallo badan oo dhexmaray mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adda, Ethiopian Airlines iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee labada magaalo ee Muqdisho iyo Addis Ababa, haddana hay&#8217;addu waxay sheegtay in shirkadda ay meesha ka saartay tixraacyadii ay ku tagi jirtay Soomaaliya, iyadoo adeegsata kaliya magacyada garoomada diyaaradaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hay\u2019adda Duulista waxay siisay diyaaradda Ethiopian Airlines kama dambays inay 23 Agoosto 2024 wax ka qabato walaacyadaas. Hadii ay taasi dhici waydo waxay sheegtay inay keenayso in la hakiyo dhamaan duulimaadyadii Ethiopian Airlines ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182005\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598240104993102.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"836\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598240104993102.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598240104993102-237x300.jpg 237w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598240104993102-332x420.jpg 332w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya. Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya. Hay\u2019addu waxay walaac ka muujisay sida ay shirkadu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182004,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hay&#039;adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hay&#039;adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-22T09:48:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"357\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/\",\"name\":\"Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-22T09:48:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg\",\"width\":660,\"height\":357},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hay&#8217;adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline - Wardoon","description":"Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-22T09:48:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":357,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/","name":"Hay'adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg","datePublished":"2024-08-22T09:48:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Hay\u2019adda Duulista Soomaaliya ayaa digniin u dirtay diyaaradda Ethiopian Airlines, iyadoo sheegtay inay ka walaacsan tahay xadgudubyada soo noqnoqday ee ay ku hayso madax-bannaanida Soomaaliya.Qoraal hay\u2019addu ay soo saartay ayay ku muujisay inaanay ku qanacsanayn is-bedelka Ethiopian Airlines ay dhawaan ku samaysay hawlaheeda duulimaadka ee Soomaaliya.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024821638598238655068549.jpg","width":660,"height":357},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/hayadda-duulista-soomaaliya-oo-digniin-xooggan-u-dirtay-ethiopian-airline\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hay&#8217;adda Duulista Soomaaliya oo digniin xooggan u dirtay Ethiopian Airline"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182003"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182006,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182003\/revisions\/182006"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}