{"id":182214,"date":"2024-08-30T18:41:36","date_gmt":"2024-08-30T15:41:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182214"},"modified":"2024-08-30T18:41:36","modified_gmt":"2024-08-30T15:41:36","slug":"itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo weli wada eedeynta  dowlada  Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182215\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"357\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153-300x162.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia ayaa weerar afka ah ku qaaday mas\u2019uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taye Atske Selassie ayaa ku eedeeyay madaxda dowladda federaalka qaarkood hadallo cadawtinimo ah, iyadoo ay sii xumaanayso xiisadda u dhaxeysa labada dal ee deriska ah.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Qaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta Soomaalida ayaa hawlahooda caadiga ah ka dhigtay inay ballaariyaan khilaafaadka,\u201d ayuu yiri Wasiir Taye oo warbaahinta kula hadlay magaalada Addis Ababa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Isaga oo tixraacaya ku lug lahaanshaha Itoobiya ee howl-gallada nabad ilaalinta ee Soomaaliya tobankii sano ee lasoo dhaafay, diblumaasiga ugu sarreeya Ethiopia ayaa intaa ku daray \u201cin saraakiisha Soomaaliya ay udub dhexaad u yihiin hadalkooda si ay u wiiqaan nafhurnimada askarta Itoobiya ay u bixiyeen dalka.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale, waxa uu sheegay wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia in dowladdiisa ay dooneyso in xiisadda taagan ay ku xaliso si nabad ah, xilli dhawaan lagu kala kacay wejigii labaad ee wada-hadallada kadib markii Ethiopia ay ka gows qabsaday ka laabashada is-afgaradkii Somaliland.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Itoobiya waxay doonaysaa inay ku xalliso khilaafka kala dhexeeya Soomaaliya si nabad ah iyo dadaallo dublamaasiyadeed\u201d ayuu yiri Wasiir Taye.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalka wasiirka ayaa ku soo beegmay xilli ay xukuumadda Abiy Axmed ay ka gil-gilatay imaatinka Masar, oo maalmo kahor magaalada Muqdisho ay timid diyaarad milateri oo dalkaasi laga leeyahay, taas oo qeyb ka ah qorshaha Masar ay uga mid noqoneyso howl-galka cusub ee nabad ilaalinta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Masar oo ah waddan uu muddo dheer khilaaf diblumaasiyadeed kala dhaxeeyay Ethiopia, muran ka dhashay biyo-xireenka weyn ee Addis Ababa ay ka dhistay webiga Nile-ka ayaa muujisay in ay ku howl-galka cusub kamid noqoto wax adag ku noqonaysa Ethiopia.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia ayaa weerar afka ah ku qaaday mas\u2019uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya. Taye Atske Selassie ayaa ku eedeeyay madaxda dowladda federaalka qaarkood hadallo cadawtinimo ah, iyadoo ay sii xumaanayso xiisadda u dhaxeysa labada dal ee deriska ah. \u201cQaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta Soomaalida ayaa hawlahooda caadiga ah ka dhigtay inay ballaariyaan khilaafaadka,\u201d ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia ayaa weerar afka ah ku qaaday mas\u2019uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya. Taye Atske Selassie ayaa ku eedeeyay madaxda dowladda federaalka qaarkood hadallo cadawtinimo ah, iyadoo ay sii xumaanayso xiisadda u dhaxeysa labada dal ee deriska ah. \u201cQaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta Soomaalida ayaa hawlahooda caadiga ah ka dhigtay inay ballaariyaan khilaafaadka,\u201d ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-08-30T15:41:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"357\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/\",\"name\":\"Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg\",\"datePublished\":\"2024-08-30T15:41:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg\",\"width\":660,\"height\":357},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha dibadda Ethiopia ayaa weerar afka ah ku qaaday mas\u2019uuliyiinta dowladda federaalka Soomaaliya. Taye Atske Selassie ayaa ku eedeeyay madaxda dowladda federaalka qaarkood hadallo cadawtinimo ah, iyadoo ay sii xumaanayso xiisadda u dhaxeysa labada dal ee deriska ah. \u201cQaar ka mid ah mas\u2019uuliyiinta Soomaalida ayaa hawlahooda caadiga ah ka dhigtay inay ballaariyaan khilaafaadka,\u201d ayuu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-08-30T15:41:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":357,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/","name":"Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg","datePublished":"2024-08-30T15:41:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2024830638606045366947153.jpg","width":660,"height":357},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-weli-wada-eedeynta-dowlada-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo weli wada eedeynta dowlada Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182214"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182216,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182214\/revisions\/182216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}