{"id":182345,"date":"2024-09-03T10:57:06","date_gmt":"2024-09-03T07:57:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182345"},"modified":"2024-09-03T10:57:06","modified_gmt":"2024-09-03T07:57:06","slug":"daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/","title":{"rendered":"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182346\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png\" alt=\"\" width=\"1202\" height=\"1198\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png 1202w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38-300x300.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38-1024x1021.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38-150x150.png 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38-768x765.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38-696x694.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38-1068x1064.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38-421x420.png 421w\" sizes=\"(max-width: 1202px) 100vw, 1202px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Lacag dhan $12,615,109.9 ayuu qoyskaan akoonadiisa u marsiiyey Al-Shabaab, waxaana ogaatay dowladda Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Akoonada la marsiiyey lacagtaan ayaa ku dhow 10, waxaana la keenay cadeymo muujinaya in lacagtaas ay gacanta u gashay Al-Shabaab, sida uu cadeeyey xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Aabaha reerka waxaa la weydiiyey lacagta ay Shabaab sii jireen markii uu u sameeyo hal akoon, iyadoo la adeegsanayo magaciisa, wuxuuna sheegay in lasii jiray 25 doolar oo kaliya.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #050505;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Dalaal ayaan ahaa, waxay Shabaab igu dhaheen noo soo sheeg guryaha beeca ah iyo kuwa la iibsado, waxaa jira rag sideyda oo kale ula shaqey jiray,\u201d ayuu yiri eedeysane Xasan oo ah Aabaha reerkaan lii heysto maalgelinta Al-Shabaab.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Wuxuu sheegay in akoonada lagu sameeyey magacyada gabdhahaan uu isagu ka dalbaday, isagoo sheegay in wax baqdin ah uusan ka qabin dowladda, isla markaana uusan ogeyn in la ogaan karo.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Howlaha wadashaqeynta qoyskaan iyo Al-Shabaab ayaa socday muddo lix bilood ah, waxaana akoonadooda lagu gudbiyey lacag ka badan 13 milyan oo gashay gacanta Al-Shabaab, sida uu sheegay dembi oogaha kiiskaan.<\/span><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><strong><span style=\"color: #050505;\"><span style=\"font-family: system-ui, apple-system, system-ui, .SFNSText-Regular, sans-serif;\"><span style=\"font-size: medium;\">Hoos ka daawo<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F1046756679845521%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa. Lacag dhan $12,615,109.9 ayuu qoyskaan akoonadiisa u marsiiyey Al-Shabaab, waxaana ogaatay dowladda Soomaaliya. Akoonada la marsiiyey lacagtaan ayaa ku dhow 10, waxaana la keenay cadeymo muujinaya in lacagtaas ay gacanta u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182345","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-03T07:57:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1202\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1198\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/\",\"name\":\"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png\",\"datePublished\":\"2024-09-03T07:57:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png\",\"width\":1202,\"height\":1198},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay - Wardoon","description":"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-03T07:57:06+00:00","og_image":[{"width":1202,"height":1198,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/","name":"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png","datePublished":"2024-09-03T07:57:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta lasoo taagay qoys lacago badan u aruuriyey kooxaha Khawaarijta ah, qoyskaan ayaa ka kooban Aabe labadiisa xaas iyo gabadhiisa.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-03-at-08.55.38.png","width":1202,"height":1198},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoys-dhan-oo-si-yaab-leh-al-shabab-ula-shaqey-jiray-oo-laqabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: qoys dhan oo si yaab leh Al-Shabab ula shaqey jiray oo laqabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182345"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182345"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182345\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182347,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182345\/revisions\/182347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182345"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182345"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182345"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}