{"id":182369,"date":"2024-09-04T14:53:48","date_gmt":"2024-09-04T11:53:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182369"},"modified":"2024-09-04T14:53:48","modified_gmt":"2024-09-04T11:53:48","slug":"daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182371\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202494638610321059124143.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202494638610321059124143.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202494638610321059124143-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, maxkamadna la horgayn doono.<\/p>\n<p>Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Guddaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa sheegay dacwada Maxamed Abiib ay Golaha Wakiilada dhex taalay muddo badan, isla markaana golaha laga waayay jawaab celin, taasina ay keentay in talaabo la qaado.<\/p>\n<p>&#8220;Dibada ayuu u dhoofay waxa uu la kulmay masuuliyiin Somalilland duminteeda ka shaqaynaya, laamaha amniga waxaa qasab ku noqotay mar hadii baarlamaanku isagu shaqadiisii qabsanwaayay, in ay talaabo sharciya ka qaadaan&#8221; ayuu yidhi Wasiir Maxamed.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in xildhibaanka aan lagu xidhin in uu yahay mucaarad, in uu SNM duray, qabiilnimo iyo wixii la mid ah, ee loo haysto eedo qaran-dumisnimo ah, eedahaas oo caddaymo buuxda loo hayo, maxkamadana loo gudbin doono.<\/p>\n<p>Waxa uu eedeeyay xildhibaano kale oo aanu magac dhabin kuwaasi oo uu sheegay in ay Abiib kala shaqaynayeen falal lagu duminayo Somaliland, kuwaasi oo caddayn loo hayo oo dhawaan maxkamad la horgayn doono.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa ku xidhan xabsiga Madheera ee gobolka Saaxil, iyada oo la filayo in maxkamad la horgeeyo, siyaasiyiinta mucaaradka ayaa aad uga soo horjeedsaday xadhigiisa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"\u201cXildhibaan Maxamed abiib wuxu la kulmay siyaasin soomaliland burburinteeda ka shaqeyanysa\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/KNeYSVXOeOQ\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, maxkamadna la horgayn doono. Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Guddaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa sheegay dacwada Maxamed Abiib ay Golaha Wakiilada dhex taalay muddo badan, isla markaana golaha laga waayay jawaab celin, taasina ay keentay in talaabo la qaado. &#8220;Dibada ayuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182370,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182369","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, maxkamadna la horgayn doono. Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Guddaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa sheegay dacwada Maxamed Abiib ay Golaha Wakiilada dhex taalay muddo badan, isla markaana golaha laga waayay jawaab celin, taasina ay keentay in talaabo la qaado. &#8220;Dibada ayuu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-04T11:53:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"662\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"455\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png\",\"datePublished\":\"2024-09-04T11:53:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png\",\"width\":662,\"height\":455,\"caption\":\"Maxamed Abiib Wardoon.net\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo - Wardoon","og_description":"Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf uu ku kacay falal qaran-dumisnimo ah, maxkamadna la horgayn doono. Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Guddaha Cabdillaahi Xuseen Maxamed ayaa sheegay dacwada Maxamed Abiib ay Golaha Wakiilada dhex taalay muddo badan, isla markaana golaha laga waayay jawaab celin, taasina ay keentay in talaabo la qaado. &#8220;Dibada ayuu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-04T11:53:48+00:00","og_image":[{"width":662,"height":455,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/","name":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png","datePublished":"2024-09-04T11:53:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/abiib.png","width":662,"height":455,"caption":"Maxamed Abiib Wardoon.net"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-maxamed-abiib-oo-maxkamad-lagaynayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xildhibaan Maxamed Abiib oo maxkamad lagaynayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182369"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182369"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182369\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182372,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182369\/revisions\/182372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182370"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182369"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182369"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182369"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}