{"id":182448,"date":"2024-09-07T18:23:17","date_gmt":"2024-09-07T15:23:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182448"},"modified":"2024-09-07T18:23:17","modified_gmt":"2024-09-07T15:23:17","slug":"haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/","title":{"rendered":"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182449\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg\" alt=\"\" width=\"1020\" height=\"680\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg 1020w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 1020px) 100vw, 1020px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay uga baahned.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidaas darteed, xayawaannada bisadaha iyo eeyaha ee gurigeeda la joogay intii ay nooleyd oo aan hal maalin dhinaceeda ka faaruqin ayay ku abaalmarisay hantideeda in iyada gadaasheeda ay ku raaxaystaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sheekada haweeneydan waxay hadalheyn qaran ka abuurtay guud ahaanba dal dhaca qaaradda Aasiya ee dhaqaalaha dunida wax ka jaangooya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Saddexda carruur oo ay dhashay waxay awoodi waayeen inay si xattaa isku bed-beddel ah ay xanaanada hooyadooda iyo wehelkeeda u qeysbadaan. Waxaana maqnaanshahooda ay hooyadani ka dhigatay joogitaankooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Booskooda waxaa hagar la\u2019 usoo buuxiyay eeyaha iyo bisadaha guriga la joogo ilaa geeridu kaga imaanayso. Waxayna hadda ku sharfaysaa inay dhaxlaan hantideeda iyaga iyo ilmaha ay sii dhali doonaan mustaqbalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhaqtarkii daawayn jiray haweeneydan ayay wakiil ahaan hantideeda ugu wareejisay si uu noloshooda ugu maareeyo, sida uu qabo sharciga Shiinaha.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dadka Shiinaha ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay go\u2019aanka haweeneydan kuwaas oo taageero buuxda la garab istaagay.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Hadday gabadhaydu ay tabtaas oo kale iila dhaqanto, waxaan hantidayda ku dhaafi doonaa kuwa kale,\u201d ayuu soo qoray mid kamid ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182449,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay uga baahned.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay uga baahned.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-07T15:23:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1020\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/\",\"name\":\"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-07T15:23:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay uga baahned.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg\",\"width\":1020,\"height\":680},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda - Wardoon","description":"Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay uga baahned.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda - Wardoon","og_description":"Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay uga baahned.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-07T15:23:17+00:00","og_image":[{"width":1020,"height":680,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/","name":"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg","datePublished":"2024-09-07T15:23:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Haweeney da\u2019 ah oo u dhalatay Shiinaha ayaa adduun gaaraya 20 million yuan ($2.8 million) waxay ku saxiixday xayawaannada gurigeeda ku nool si ay dhimashadeeda kaddib u dhaxlaan \u2013 iyada oo qadisay gebi ahaanba ilmaheeda oo nool maadaama intii ay nooleyd ay dhinaceeda ka weysay oo aysan soo booqan jirin ama siin jirin wehelkii ay uga baahned.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/319c6724-c1d2-4f5e-88f3-b424375938f5_704a5417.jpg","width":1020,"height":680},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/haweeney-u-dhalatay-dalka-shiinaha-oo-2-8-milyan-oo-dollar-uga-tagtay-xayawaankeeda\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Haweeney u dhalatay dalka Shiinaha oo 2.8 milyan oo dollar uga tagtay xayawaankeeda"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182448"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182450,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182448\/revisions\/182450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}