{"id":182451,"date":"2024-09-07T22:49:12","date_gmt":"2024-09-07T19:49:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182451"},"modified":"2024-09-07T22:49:12","modified_gmt":"2024-09-07T19:49:12","slug":"rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","title":{"rendered":"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png\" alt=\"\" width=\"1384\" height=\"802\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png 1384w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08-300x174.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08-1024x593.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08-768x445.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08-696x403.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08-1068x619.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08-725x420.png 725w\" sizes=\"(max-width: 1384px) 100vw, 1384px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta lasoo taagay rag ka tirsanaa Al-Shabaab oo loo diyaariyey ka dagaalamaan deegaanada Somaliland, balse fashilmay oo soo galay gacanta hey\u2019adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ragaan oo gaaraya 4 ayaa lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo, waxaana la hor keenay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Soomaaliya, iyagoo qoraal ah.<\/p>\n<p>Waxaa ku jira nin oday ah oo Ugaaska ay u bixiyeen, kaasi oo dalka Jarmalka uga yimid inuu ku biro Al-Shabaab, Ugaaska ayaa Al-Shabaab ugu magacaawnaa guddoomiyaha degmada Burco ee gobolka Togdheer ee Somaliland.<\/p>\n<p>Xubnahaan ka tirsanaa Al-Shabaab waxay ka soo kala jeedaan magaalooyinka Burco iyo Hargeysa, meel kala duwan oo koonfurta Soomaaliya ah ayey tababaro ku soo qaateen, aagga Jilib ayey dhowr sano joogeen, waxaana loo diyaarinayey sidii ay Somaliland uga fuli lahaayeen falal argagixiso.<\/p>\n<p>Cabdikariin Ibraahim Cilmi, waxay Shabaab u magacaabeen Ugaaska beeshiisa Isaaq, waa nin oday ah oo ka yimid dalka Jarmalka, wuxuu sheegay inuu yahay cuuryaan, waxaana loo magacaabay guddoomiyaha degmada Burco.<\/p>\n<p>Guddoomiye Shuute ayaa wareysi dheer la yeeshay Ugaaska, isagoo weydiiyey su\u2019aalo adag muddo 10 daqiiqo ah, ninkaan ayaa sheegay in jaceylka uu u qabo kooxda uu uga yimid Jarmalka, balse waxaa lagu qabtay Muqdisho isagoo dhuumaaleysanaya.<\/p>\n<p>Xeer ilaalinta ayaa soo bandhigtay cadeymo muujinaya in qaar ka mid ah ragaan ay tashkiilanayeen bulsho ka badqabta fikirka guracan ee Khawaarijta, sidoo kale waxay qirteen in magaalooyin kala duwan ay tageen, iyagoo faafinaya fikirka argagixisada.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah ragaan waxaa lagu qabtay Gaalkacyo iyagoo u socda Somaliland, magaalooyinka ay ku kulmeen waxaa ka mid ah Beledweyne, fariimo ay u direen gabdho ay shukaansanayeen oo xambaarsan fikirka argagixisada ayaa lagu soo bandhigay fadhiga maxkamadda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/FGDXXwbqiKc\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta lasoo taagay rag ka tirsanaa Al-Shabaab oo loo diyaariyey ka dagaalamaan deegaanada Somaliland, balse fashilmay oo soo galay gacanta hey\u2019adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya. Ragaan oo gaaraya 4 ayaa lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo, waxaana la hor keenay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Soomaaliya, iyagoo qoraal ah. Waxaa ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182452,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182451","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta lasoo taagay rag ka tirsanaa Al-Shabaab oo loo diyaariyey ka dagaalamaan deegaanada Somaliland, balse fashilmay oo soo galay gacanta hey\u2019adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya. Ragaan oo gaaraya 4 ayaa lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo, waxaana la hor keenay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Soomaaliya, iyagoo qoraal ah. Waxaa ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-07T19:49:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1384\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"802\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\",\"name\":\"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png\",\"datePublished\":\"2024-09-07T19:49:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png\",\"width\":1384,\"height\":802},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Ciidamada ayaa maanta lasoo taagay rag ka tirsanaa Al-Shabaab oo loo diyaariyey ka dagaalamaan deegaanada Somaliland, balse fashilmay oo soo galay gacanta hey\u2019adaha ammaanka ee dowladda Soomaaliya. Ragaan oo gaaraya 4 ayaa lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Gaalkacyo, waxaana la hor keenay maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Soomaaliya, iyagoo qoraal ah. Waxaa ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-07T19:49:12+00:00","og_image":[{"width":1384,"height":802,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/","name":"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png","datePublished":"2024-09-07T19:49:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-07-at-20.46.08.png","width":1384,"height":802},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/rag-shabaab-u-diyaariyeen-inay-ka-howlgalaan-somaliland-oo-muqdisho-lagu-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Rag Shabaab u diyaariyeen inay ka howlgalaan Somaliland oo muqdisho lagu qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182451"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182451"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182451\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182453,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182451\/revisions\/182453"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182451"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182451"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182451"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}