{"id":182459,"date":"2024-09-08T19:05:51","date_gmt":"2024-09-08T16:05:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182459"},"modified":"2024-09-08T19:05:51","modified_gmt":"2024-09-08T16:05:51","slug":"askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/","title":{"rendered":"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182461\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1634\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg 1634w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n-300x198.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n-1024x677.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n-768x508.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n-1536x1015.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n-696x460.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n-1068x706.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n-635x420.jpg 635w\" sizes=\"(max-width: 1634px) 100vw, 1634px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha iyo Cida is ka leh ka gudashada waajibka hubinta iyo amarka fasaxida.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Todobo iyo labaatankii bisha lixaad ee sanadkaan Is-rasaaseyn dhex martay Labada eedeysane, ayaa waxaa ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cusmaan Muuse oo ku howlanaa xalinta khilaafka ka dhex jiray Mahad iyo Cadnaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xafiiska Xeer ilaalinta iyo ehelada Marxuum Cabdiraxmaan Cusmaan Muuse ayaa Racfaan ka qaatay xukunkii Maxkamadda darajada Koowaad ay horey ugu riday Labada Eedeysane, Sideed iyo Labaatankii August, Xafiiska Xeer Ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa mar kale codsaday qaadista kiiskaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda sare ee Ciidamadda QS oo aqbashay dalabkii racfaanka, ayaa waqti ku filan siisay dhinacyada dacwadda, iyaddoo ugu dambeyn maanta xukun ka soo saartay kiiskaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">1- Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201cMadaxeey\u201d ayey Maxkamada sare ku xukuntay Dil toogasho oo ah Qisaasta Marxuum Cabdiraxmaan Cismaan Muuse.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">2- Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed ayaa isna lagu xukumay Lix sano oo Xabsi Ciidan ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida uu warbaahinta u sheegay Sareeyo Guuto Liibaan Cali Yaroow Guddomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada Qalabka sida. <\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182461,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182459","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha iyo Cida is ka leh ka gudashada waajibka hubinta iyo amarka fasaxida.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha iyo Cida is ka leh ka gudashada waajibka hubinta iyo amarka fasaxida.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-08T16:05:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1634\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/\",\"name\":\"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-08T16:05:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha iyo Cida is ka leh ka gudashada waajibka hubinta iyo amarka fasaxida.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg\",\"width\":1634,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday - Wardoon","description":"Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha iyo Cida is ka leh ka gudashada waajibka hubinta iyo amarka fasaxida.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday - Wardoon","og_description":"Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha iyo Cida is ka leh ka gudashada waajibka hubinta iyo amarka fasaxida.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-08T16:05:51+00:00","og_image":[{"width":1634,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/","name":"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg","datePublished":"2024-09-08T16:05:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Maxkamadda sare ee Ciidmada Qalabka Sida, ayaa maanta go\u2019aan ka soo saartay kiiska Dable Nisa Mahad Cali Cabdi \u201c Madaxeey\u201d iyo Dable Bol. Cadnaan Muuse Maxamed oo ka wada howlgalayay bar lagu hubiyo gaadiidka oo ku taalla isgoyska Taleex ee degmadda Hodan, waxaana lagu eedeeyey dil ka dhashay Is qab-qabsi ka bilowday Deysmada mid ka mid ah gaadiidka dadweynaha iyo Cida is ka leh ka gudashada waajibka hubinta iyo amarka fasaxida.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/458504951_1012657390900867_4228037925849408568_n.jpg","width":1634,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/askar-ka-tirsaneyd-ciidanka-dowladda-oo-xukuno-kala-duwan-lagu-riday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askar ka tirsaneyd ciidanka dowladda oo xukuno kala duwan lagu riday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182459"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182459"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182459\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182462,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182459\/revisions\/182462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182461"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182459"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182459"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182459"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}