{"id":182466,"date":"2024-09-09T17:59:33","date_gmt":"2024-09-09T14:59:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182466"},"modified":"2024-09-09T18:17:09","modified_gmt":"2024-09-09T15:17:09","slug":"laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182467\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya midnimada shacabka Soomaaliyeed.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Hadii ay Soomaalinimo jirto reer Koonfur-galbeed ayey ka bilaabataa, Muqdisho waxa kasoo yeeray waa wax ceeb ku ah midnimada\u201d ayuu yiri madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wuxuu sidoo kale madaxweyne Laftagareen amaan iyo boggaadin u jeediyay Xildhibaanada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee la dareenka noqday dadka ay matalaan ee diiday in la geeyo deegaanada maamulkaas ciidanka Masar, islamarkaana dalbaday in Itoobiya aanan laga saarin deegaanadooda.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">25-kii Xildhibaan ee taageertay rabitaanka Shacabkooda waxay noola mid yihiin 13-SYL, waxaan la dareenahay rabitaanka Shacabka Koonfur Galbeed, Xasaanada waxay ku matalaan dadkooda Koonfur Galbeed ee qabiil kale kama qaadi karo kumana matalaan, dalku waa fedaraal&#8221; ayuu yiri madaxweyne Laftagareen.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntii madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay shacabka reer Koonfur Galbeed dal iyo dibadba iney midoobaan wax walba oo caqabad ku ah midnimadooda.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F377581412113242%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya. Madaxweyne Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya midnimada shacabka Soomaaliyeed. \u201cHadii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182467,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya. Madaxweyne Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya midnimada shacabka Soomaaliyeed. \u201cHadii ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-09T14:59:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-09T15:17:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/\",\"name\":\"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-09T14:59:33+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-09T15:17:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg\",\"width\":660,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta si adag uga hadlay xiisaddii dhawaan ka dhalatay taageeradii reer Koonfur Galbeed u muujiyeen joogitaanka ciidamada Itoobiya. Madaxweyne Laftagareen ayaa ugu horeyn ku tilmaamay ceeb iyo wax laga xumaado hadaladii kasoo yeeray reer Muqdisho, islamarkaana ay ahayeen kuwa kala dhantaalaya midnimada shacabka Soomaaliyeed. \u201cHadii ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-09T14:59:33+00:00","article_modified_time":"2024-09-09T15:17:09+00:00","og_image":[{"width":660,"height":341,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/","name":"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg","datePublished":"2024-09-09T14:59:33+00:00","dateModified":"2024-09-09T15:17:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/202499638614730136922118.jpg","width":660,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laftagareen-oo-amaanay-xildhibaanadii-taageeray-itoobiya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Laftagareen oo amaanay xildhibaanadii taageeray Itoobiya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182466"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182466"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182473,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182466\/revisions\/182473"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}