{"id":182469,"date":"2024-09-09T18:14:16","date_gmt":"2024-09-09T15:14:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182469"},"modified":"2024-09-09T18:14:16","modified_gmt":"2024-09-09T15:14:16","slug":"daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182470\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png\" alt=\"\" width=\"1164\" height=\"890\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png 1164w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02-300x229.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02-1024x783.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02-768x587.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02-696x532.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02-1068x817.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02-549x420.png 549w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02-80x60.png 80w\" sizes=\"(max-width: 1164px) 100vw, 1164px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaanno ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ka horymid tallaabadii uu dhowaan qaaday guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo mamnuucay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto banaanka xarunta Villa Hargeysa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Go\u2019aanka oo maalin kahor soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in hadda kadib la joojiyay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto gudaha iyo bannaanka xarunta baarlamaanka iyo in xittaa wareysiyo lagu qaado hakaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Amarkan ayaa toos loola wadaagay warbaahinta, gaar ahaan wariyeyaasha soo tabiyay wararka la xiriira Baarlamaanka iyo doodaha xasaasiga ah ee ka jira, waxaana go\u2019aankan si toos ah u saameynayaa shaqada warbaahinta madaxa bannaan ee magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaan Cabdirisaaq Ciid oo ka jawaabayay tallaabadan ayaa sheegay inay tahay mid aan qaban xildhibaannada, sidoo kalena lagu caburinayo warbaahinta madaxa bannaan.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaa nasoo gaartay in Idaacadaha laga mamnuucay inay baarlamaanka hortiiisa ay wararka ku duubtaan runtii suurtagal ma\u2019aha, wax na qabta ma\u2019ah, Ummadda Soomaaliyeedna cadaalad uma ah\u201d ayuu yiri xildhibaan Cabdirsaaq Ciid.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu sii raaciyay \u201c\u201dSuurta gal ma\u2019ahan in Xildhibaanada loo diido in ay la hadlaan warbaahinta oo ay cabshaha shacabka gudbiyaan, midaasi waa caburin mana yeeleyno\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhankeeda Xildhibaan Faa\u2019iso Maxamed Jayte oo arrintan si kulul uga hadashay ayaa tiri \u201cAnaga bur iyo bariis ma gadno, meeshan hadal ayaan uj oognaa, cid naga celin kartana maleh\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirarka jaraa\u2019id waxaa badanaa qabanayay xildhibaannada mucaaradka ku ah dowladda kuwaas oo dhaliilo culus u jeedinayay madaxda ugu sarraysa dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, lama oga sababta rasmiga ah ee ka dambeysa arrintan, balse waxaa lala xiriirinayaa xiisadda ka dhalatay hadalladii dhowaan kasoo yeeray xildhibaannada kasoo jeeda Koonfur Galbeed ee taageeray Itoobiya, kadib shir jaraa\u2019id oo ay ku qabeen bannaanka xarunta Golaha Shacabka, taas oo dhalisay caro xoogan.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F895095495973418%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ka horymid tallaabadii uu dhowaan qaaday guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo mamnuucay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto banaanka xarunta Villa Hargeysa. Go\u2019aanka oo maalin kahor soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in hadda kadib la joojiyay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto gudaha iyo bannaanka xarunta baarlamaanka iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182470,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182469","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanno ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ka horymid tallaabadii uu dhowaan qaaday guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo mamnuucay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto banaanka xarunta Villa Hargeysa. Go\u2019aanka oo maalin kahor soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in hadda kadib la joojiyay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto gudaha iyo bannaanka xarunta baarlamaanka iyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-09T15:14:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1164\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"890\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/\",\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png\",\"datePublished\":\"2024-09-09T15:14:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png\",\"width\":1164,\"height\":890},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe - Wardoon","og_description":"Xildhibaanno ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa ka horymid tallaabadii uu dhowaan qaaday guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo mamnuucay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto banaanka xarunta Villa Hargeysa. Go\u2019aanka oo maalin kahor soo baxay ayaa waxaa lagu sheegay in hadda kadib la joojiyay shirarka jaraa\u2019id ee lagu qabto gudaha iyo bannaanka xarunta baarlamaanka iyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-09T15:14:16+00:00","og_image":[{"width":1164,"height":890,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/","name":"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png","datePublished":"2024-09-09T15:14:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-09-at-16.02.02.png","width":1164,"height":890},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaanno-diday-tallaabadii-uu-qaaday-aadan-madoobe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Xildhibaanno diday tallaabadii uu qaaday Aadan Madoobe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182469"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182469"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182469\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182471,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182469\/revisions\/182471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182470"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182469"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182469"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182469"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}