{"id":182557,"date":"2024-09-14T11:24:01","date_gmt":"2024-09-14T08:24:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182557"},"modified":"2024-09-14T11:24:01","modified_gmt":"2024-09-14T08:24:01","slug":"sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/","title":{"rendered":"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar  si ay dalkooda ugu laabtaan"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182558\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp\" alt=\"\" width=\"1600\" height=\"1000\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp 1600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden-300x188.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden-1024x640.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden-768x480.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden-1536x960.webp 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden-696x435.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden-1068x668.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden-672x420.webp 672w\" sizes=\"(max-width: 1600px) 100vw, 1600px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kaalmadan dhaqaale ayaa la siin doonaa qaxootiga si iskood ah ugu noqda dalalkooda, taasoo muujineysa isbeddel weyn oo ku yimid siyaasadda socdaalka ee Sweden.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Talaabadan cusub oo dhaqan gali doonta sanadka 2026-ka ayaa waxaa lasiin doonaa ilaa 350,000 oo karoon Swedish ah una dhiganta ilaa 34,000$ qaxootiga doorta in ay dib ugu laabtaan wadankii ay ka yimaadeen. Tallaabadan ayaa waxaa taageeray xisbiga Sverigedemokraterna ee ka soo horjeeda soo galootiga, kaasoo u ololeynayay in la adkeeyo kontoroolka socdaalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Waxaa isbedel weyn ku socda siyaasaddayada socdaalka,&#8221; ayuu yiri Johan Forssell, wasiirka socdaalka ee Sweden, mar uu warbaahinta la hadlayay. Siyaasaddu waa qayb ka mid ah istiraatijiyadda ballaadhan ee dawladda ee lagu dhimayo socdaalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Kaalmada dhaqaale ee qaxootiga soo laabanaya hadda waa 10,000 karoon qof kasta, 5,000 karoon ilmo, iyo 40,000 karoon qoyskiiba. Korodhkan ayaa ujeedadiisu tahay in barnaamijkan uu noqdo mid soo jiidasho leh, maadaama aan laga faa\u2019iidaysan waqtiyadii lasoo dhaafay, iyadoo hal qof oo kaliya uu aqbalay dalabka sanadkii hore, sida ay sheegtay dowlada Sweden.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ludvig Aspling oo ah xubin ka tirsan xisbiga Sverigedemokraterna ayaa sheegay in kaalmada dhaqaale oo soo jirtay tan iyo 1984-tii ay tahay mid aan laga faa\u2019ideysan maaddaama ay aad u hooseyso. &#8220;Haddii dad badan ay ka warqabaan deeqda, iyo lacagta la kordhiyey, waxaan rajeyneynaa in wax badan ay soo laaban doonaan,&#8221; ayuu yidhi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Aspling waxa ay aaminsantahay in tani ay ku dhiiri galin karto dhowr boqol oo kun oo muhaajiriin shaqo la&#8217;aan ah in ay ku noqdaan dalalkoodii. &#8220;Tani waxay dhiirigelin u noqon kartaa dhowr boqol oo kun oo muhaajiriin ah oo ku tiirsan kaalmada dowladda,&#8221; ayuu yiri Aspling.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee qulqulka qaxoontiga ayaa cadaadis ku saaray nidaamka daryeelka dalka Iswiidhen, waxaana sii ballaartay sinnaan la&#8217;aanta dhaqaale, gaar ahaan iyadoo heerka shaqo la&#8217;aanta soo galootiga ay tahay mid aad u sareysa. Qalalaasihii 2015-kii ayaa isbedel ku sameeyay siyaasadda soo galootiga ee Sweden, iyadoo xisbiga Socialdemokraterna ee markaas talada hayay uu qiray in waddanku uusan sii wadi karin habka albaabada u furan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sanadihii la soo dhaafay, labada dowladood ee garabka bidix iyo kuwa midig waxay sameeyeen tallaabooyin lagu xakameynayo socdaalka, oo ay ku jiraan soo bandhigida ogolaanshaha joogitaanka ku meel gaarka ah, adkeynta sharciyada mideynta qoyska, iyo sare u qaadida shuruudaha dakhliga ee fiisaha shaqada ee muwaadiniinta aan EU-da ahayn.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka. Kaalmadan dhaqaale ayaa la siin doonaa qaxootiga si iskood ah ugu noqda dalalkooda, taasoo muujineysa isbeddel weyn oo ku yimid siyaasadda socdaalka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-14T08:24:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/\",\"name\":\"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp\",\"datePublished\":\"2024-09-14T08:24:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp\",\"width\":1600,\"height\":1000},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan - Wardoon","description":"Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan - Wardoon","og_description":"Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-14T08:24:01+00:00","og_image":[{"width":1600,"height":1000,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/","name":"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp","datePublished":"2024-09-14T08:24:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Sweden ayaa lacag gaareysa 34,000 oo dollar ugu yaboohaysa qaxootiga oo ay ku jiraan Soomaalida, taasoo qeyb ka ah siyaasada cusub ee lagu dhimayo dadka soogalootiga ah iyo caqabadaha la xiriira isdhexgalka.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Flag-Sweden.webp","width":1600,"height":1000},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sweden-oo-soomaalida-kunool-siinaysa-34000-oo-dollar-si-ay-dalkooda-ugu-laabtaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sweden oo Soomaalida kunool siinaysa 34,000 oo dollar si ay dalkooda ugu laabtaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182557"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182559,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182557\/revisions\/182559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}