{"id":182569,"date":"2024-09-15T11:26:55","date_gmt":"2024-09-15T08:26:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182569"},"modified":"2024-09-15T11:26:55","modified_gmt":"2024-09-15T08:26:55","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182570\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-300x225.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-1024x768.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-768x576.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-696x522.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-1068x801.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-560x420.webp 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-80x60.webp 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290-265x198.webp 265w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xafiiska dacwad oogaha Talyaaniga ayaa waydiistay Garsooraha Maxkamadda in lagu xukumo lix sano oo xarig ah kiis lagu soo oogay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga Matteo Salvini oo diiday inuu dekado u furo markab muhaajiriin ah siday shan sano ka hor.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Salvini, waxa uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dowladii isbaheysiah ee xilligaasi xukunka heysay, waxaana uu waday siyaasad uu ku xirayo dekedaha Talyaaniga si looga hortagayo in caawiyaan maraakiibta sida muhaajiriinta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Markabka gargaarka ee Open Arms, oo badbaadiyay ku dhawaad 160 qof oo muhaajiriin badda Mediterranean-ka bishii Agoosto sanadkii 2019-kii , ayaa dowladdii xiligas ee Talyaanigu ku xayirtay badda sababo la xiriira siyaasaddan Salvini, laakiin markii danbe markaba ayaa ku xirtay jasiiradda Lampedusa ee Talyaaniga 19 maalmood ka dib go\u2019aan maxkamadeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dacwad oogayaasha ayaa dalbaday in lagu xukumo lix sano oo xarig ah Salvini, oo lagu eedeeyay xarig iyo ku takri fal awoodeed kiis ka furmay jasiiradda Sicily. Xukun ayaa la filayaa dhamaadka sanadka.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waa wax la yaab leh in wasiir ka tirsan Jamhuuriyadda Talyaanigu uu wajahayo lix sano oo xarig ah, kadib markii uu gudanayay waajibaadkiisa ku aaddan ilaalinta xuduudaha qaranka, si waafaqsan waajibaadkii muwaadinka ee loo igmaday. Soohdimaha Talyaaniga ee socdaalka sharci darrada ah ayaa loo beddelay dambi,\u201d ayey ku tiri qoraal ay soo dhigtay barta X, ee hore loo oran jiray Twiter Ra\u2019iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhageysiga oo ka dhacay Palermo Sabtidii, xafiiska dacwad oogaha ayaa sheegay in xuquuqul insaanka iyo waajibaadka badbaadinta kuwa u baahan in laga badbaadiyo badda aysan ahayn mid u furan in laga doodo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Salvini, oo hadda ah Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka, kaabayasha iyo Gaadiidka ee xukuumadda isbahaysiga talada haysa, ayaa ku dooday \u201cinuu xuduudaha dalka ka ilaalinayey muhaajiriinta sharci-darrada ah\u201d wuxuuna yiri, \u201cHaddii aan mar kale ahaan lahayd, waan samayn lahaa mar kale. \u201d ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay barta X, ee horey loo oran jiray Twiter.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xafiiska dacwad oogaha Talyaaniga ayaa waydiistay Garsooraha Maxkamadda in lagu xukumo lix sano oo xarig ah kiis lagu soo oogay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga Matteo Salvini oo diiday inuu dekado u furo markab muhaajiriin ah siday shan sano ka hor.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Salvini, waxa uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dowladii isbaheysiah ee xilligaasi xukunka heysay, waxaana uu waday siyaasad uu ku xirayo dekedaha Talyaaniga si looga hortagayo in caawiyaan maraakiibta sida muhaajiriinta.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Markabka gargaarka ee Open Arms, oo badbaadiyay ku dhawaad 160 qof oo muhaajiriin badda Mediterranean-ka bishii Agoosto sanadkii 2019-kii , ayaa dowladdii xiligas ee Talyaanigu ku xayirtay badda sababo la xiriira siyaasaddan Salvini, laakiin markii danbe markaba ayaa ku xirtay jasiiradda Lampedusa ee Talyaaniga 19 maalmood ka dib go\u2019aan maxkamadeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dacwad oogayaasha ayaa dalbaday in lagu xukumo lix sano oo xarig ah Salvini, oo lagu eedeeyay xarig iyo ku takri fal awoodeed kiis ka furmay jasiiradda Sicily. Xukun ayaa la filayaa dhamaadka sanadka.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waa wax la yaab leh in wasiir ka tirsan Jamhuuriyadda Talyaanigu uu wajahayo lix sano oo xarig ah, kadib markii uu gudanayay waajibaadkiisa ku aaddan ilaalinta xuduudaha qaranka, si waafaqsan waajibaadkii muwaadinka ee loo igmaday. Soohdimaha Talyaaniga ee socdaalka sharci darrada ah ayaa loo beddelay dambi,\u201d ayey ku tiri qoraal ay soo dhigtay barta X, ee hore loo oran jiray Twiter Ra\u2019iisul wasaaraha Talyaaniga Giorgia Meloni.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhageysiga oo ka dhacay Palermo Sabtidii, xafiiska dacwad oogaha ayaa sheegay in xuquuqul insaanka iyo waajibaadka badbaadinta kuwa u baahan in laga badbaadiyo badda aysan ahayn mid u furan in laga doodo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Salvini, oo hadda ah Ra\u2019iisul Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka, kaabayasha iyo Gaadiidka ee xukuumadda isbahaysiga talada haysa, ayaa ku dooday \u201cinuu xuduudaha dalka ka ilaalinayey muhaajiriinta sharci-darrada ah\u201d wuxuuna yiri, \u201cHaddii aan mar kale ahaan lahayd, waan samayn lahaa mar kale. \u201d ayuu ku yiri qoraal uu soo dhigay barta X, ee horey loo oran jiray Twiter.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska dacwad oogaha Talyaaniga ayaa waydiistay Garsooraha Maxkamadda in lagu xukumo lix sano oo xarig ah kiis lagu soo oogay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga Matteo Salvini oo diiday inuu dekado u furo markab muhaajiriin ah siday shan sano ka hor. Salvini, waxa uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dowladii isbaheysiah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182570,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska dacwad oogaha Talyaaniga ayaa waydiistay Garsooraha Maxkamadda in lagu xukumo lix sano oo xarig ah kiis lagu soo oogay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga Matteo Salvini oo diiday inuu dekado u furo markab muhaajiriin ah siday shan sano ka hor. Salvini, waxa uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dowladii isbaheysiah [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-15T08:26:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/\",\"name\":\"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp\",\"datePublished\":\"2024-09-15T08:26:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp\",\"width\":1200,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo - Wardoon","og_description":"Xafiiska dacwad oogaha Talyaaniga ayaa waydiistay Garsooraha Maxkamadda in lagu xukumo lix sano oo xarig ah kiis lagu soo oogay ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga Matteo Salvini oo diiday inuu dekado u furo markab muhaajiriin ah siday shan sano ka hor. Salvini, waxa uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka dowladii isbaheysiah [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-15T08:26:55+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/","name":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp","datePublished":"2024-09-15T08:26:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2290.webp","width":1200,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-talyaaniga-oo-laxirayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019iisul wasaare ku xigeenka Talyaaniga oo laxirayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182569"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182571,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182569\/revisions\/182571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}