{"id":182580,"date":"2024-09-15T14:44:05","date_gmt":"2024-09-15T11:44:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182580"},"modified":"2024-09-15T14:44:05","modified_gmt":"2024-09-15T11:44:05","slug":"boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/","title":{"rendered":"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182581\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619788526191452.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619788526191452.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024915638619788526191452-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmo ka hor ciidanka PSF (Puntland Security Force) ay magaalada Boosaaso ku soo rogeen xaalad amni, iyagoo joojiyay duulimaadyadii kasoo dagi jiray garoonka diyaaradaha Boosaaso, dadkana ku amray inay ka aagga garoonka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Warfaafinta ayaa yiri, \u201cYaan loo gafin dowladnimada. Puntland iyadaa mandate u haysta inay maamusho Boosaaso iyo guud ahaan Puntland. Ciddii wax tabanayso hasoo marto dariiqada sharciga ah.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalka wasiirka ayaa kusoo aaday xilli uu garoonka diyaaradaha Boosaaso xiran yahay maalintii afaraad, kadib markii ciidanka PSF ay digniin u jeediyeen duulimaadyada kasoo dega garoonka Boosaaso.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">PSF ayaa ka carootay markii sida ay sheegeen garoonka Boosaaso laga celiyay askar dhaawac ah oo ka tirsan ciidankooda, kuwaas oo ay doonayeen in loo qaado magaalada Muqdisho si loogusoo daweeyo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">PSF, oo ah ciidan taageero ka hela Maraykanka, ayaa waxaa aasaasay oo maamula qoyska Ilmo Cismaan Diyaano.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Aabahood Cismaan Diyaano wuxuu ahaa taliyihii hore ee ciidanka PSF. Ciidankan waxay is hayaan ciidanka mariiniska Puntland ee loo yaqaano PMPF, oo ah ciidan uu maamulo sarkaal qoys hoosaad la ah madaxweyne Deni.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda. Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmo ka hor ciidanka PSF (Puntland Security Force) ay magaalada Boosaaso ku soo rogeen xaalad amni, iyagoo joojiyay duulimaadyadii kasoo dagi jiray garoonka diyaaradaha Boosaaso, dadkana ku amray inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":162944,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda. Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmo ka hor ciidanka PSF (Puntland Security Force) ay magaalada Boosaaso ku soo rogeen xaalad amni, iyagoo joojiyay duulimaadyadii kasoo dagi jiray garoonka diyaaradaha Boosaaso, dadkana ku amray inay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-15T11:44:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/\",\"name\":\"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-09-15T11:44:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan - Wardoon","og_description":"Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa sheegay in aysan magaalada Boosaaso ka jiri karin labo dowladdood oo isbarbar socda. Hadalkan ayaa ka dambeeyay kadib markii maalmo ka hor ciidanka PSF (Puntland Security Force) ay magaalada Boosaaso ku soo rogeen xaalad amni, iyagoo joojiyay duulimaadyadii kasoo dagi jiray garoonka diyaaradaha Boosaaso, dadkana ku amray inay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-15T11:44:05+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/","name":"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","datePublished":"2024-09-15T11:44:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Siciid-Deni1.jpeg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/boosaaso-ma-noqon-karto-meel-ay-labo-dowladood-ka-taliyaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Boosaaso ma noqon karto meel ay labo dowladood ka taliyaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182580"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182580"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182582,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182580\/revisions\/182582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/162944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}