{"id":182593,"date":"2024-09-16T11:12:55","date_gmt":"2024-09-16T08:12:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182593"},"modified":"2024-09-16T11:12:55","modified_gmt":"2024-09-16T08:12:55","slug":"shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/","title":{"rendered":"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182595\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Duulista Puntland, shirkadaha duulimaadyada ayaa lagu wargaliyay in garoonku uu si buuxda u shaqeynayo, isla markaana aysan jirin wax khatar amni ah oo soo food saartay garoonka Boosaaso. Wasaaraddu waxay xaqiijisay in shalay garoonka ay ka dageen diyaarado ka yimid dalka dibaddiisa iyo gudaha dalka, kuwaas oo sidoo kale si nabadgalyo ah uga duulay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale, Wasaaradda Duulista Puntland ayaa been abuur ku tilmaamtay wararka sheegayay in muddo dhowr cisho ah aysan garoonka ka dagin wax duulimaad ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, warar kale oo ay HOL xaqiijisay ayaa sheegaya in qaar kamid ah shirkadaha duulimaadyadu ay diideen inay diyaaradahooda ka dagaan magaalada Boosaaso, iyagoo muujiyay walaac dhinaca ammaanka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidanka PSF ayaa saldhig ciidan ku leh meel aan ka fogayn garoonka Boosaaso, taasoo keeneysa in qaar ka mid ah shirkadaha duulimaadyadu ay ka baqaan in diyaaradaha kasoo daga garoonka Boosaaso ay noqdaan bartilmaameed suurtagal ah.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182594\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024916638620493094715072.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"910\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024916638620493094715072.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024916638620493094715072-218x300.jpg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024916638620493094715072-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Duulista Puntland, shirkadaha duulimaadyada ayaa lagu wargaliyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182595,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182593","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-16T08:12:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/\",\"name\":\"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-16T08:12:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso - Wardoon","description":"Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-16T08:12:55+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/","name":"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg","datePublished":"2024-09-16T08:12:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Puntland ayaa sheegtay in amniga garoonka diyaaradaha Boosaaso uu yahay mid sugan, iyadoo ay si toos ah uga soo dagayaan duulimaadyada gudaha iyo dibadda. Hadalkaan ayaa kusoo beegmay dhowr maalmood kaddib markii garoonka uu xirmay diginin ka timid ciidanka PSF.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Boosaaso21.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-duulimadyada-oo-weli-diidan-inay-ka-dagaan-garonka-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha duulimadyada oo weli diidan inay ka dagaan Garonka Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182593"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182593"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182593\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182596,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182593\/revisions\/182596"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182595"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182593"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182593"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182593"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}