{"id":182619,"date":"2024-09-17T11:29:03","date_gmt":"2024-09-17T08:29:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182619"},"modified":"2024-09-17T11:29:03","modified_gmt":"2024-09-17T08:29:03","slug":"mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/","title":{"rendered":"Mustafe Cagjar &#8221; Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182620\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynuhu waxa uu ugu horreyn xusay in Degaanka Soomaalida ay ka jirto xoriyadda hadalka, oo aysan jirin qof lagu qabsado waxa uu ka hadlo, iyo qof lagu qasbo inuu ka hadlo wax uusan raalli ka ahayn, Madaxweynuhu waxa uu taas usoo tusaale qaatay in magaalada Jigjiga lagaga hadlo Afkaaro kala duwan, oo aysan jirin cid loo qabsado.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynuhu waxa kale oo uu xusay in doodaha lagu qabto magaalada Jigjiga la taageero ta saxan midda qaldana la is hortaago, hadallada doodahaas ka soo baxana lagula xisaabtamo qofkii yiri ee aan wada laga dhigin waa siduu hadalka u dhigay Madaxweyne Mustafe Cagjar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Madaxweyne Mustafe Cagjar mar uu ka hadlayay Masiirka Shacabka Degaanka Soomaalida waxa uu sheegay in Shacabka Degaanka Soomaalida ay yihiin Soomaali kamid ah Dalka Itoobiya, &#8220;Shacabka Deegaanka Soomaaliddu waa Soomaali. Waana Soomaali ka tirsan dalka Itoobiya maamul ahaan&#8221;.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Isagoo hadalkiisa sii wata Madaxweynuhu waxa uu sheegay in qofkii ku nool Dowlad Degaanka Soomaalida ee yiraahda Soomaali ma nihin uu qaldan yahay, kii yiraahda Itoobiya kama tirsanina uu Jahwareersan yahay, maadaama Shacabka Degaanku iyagoo Soomaali ah ay haddana kamid yihiin dalka Itoobiya, waa siduu hadalka u dhigay Mustafe Cagjar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalka Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa u ekaa mid daba socday hadallo maalmahan ay la isla dhex marayay magaalada Jigjiga, kaas oo ahaa in Odayaashii dhawaan ka hadlay xaaladda Degaanka Soomaalida iyo Soomaaliya ay ahaayeen kuwo loo soo dhiibay waxay ku hadlayeen, ee ahaa inay yihiin dad Itoobiyaan ah oo Soomaaliya aysan waxba kala dhaxeynin, iyadoo Mucaaradka Degaankuna ay taas aad uga falceliyeen isla markaana ku dhaliileen Xukuummadda Degaanka Soomaalida.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale. Madaxweynuhu waxa uu ugu horreyn xusay in Degaanka Soomaalida ay ka jirto xoriyadda hadalka, oo aysan jirin qof lagu qabsado waxa uu ka hadlo, iyo qof lagu qasbo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182620,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182619","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mustafe Cagjar &quot; Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mustafe Cagjar &quot; Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-17T08:29:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/\",\"name\":\"Mustafe Cagjar \\\" Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-17T08:29:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mustafe Cagjar &#8221; Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mustafe Cagjar \" Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay\" - Wardoon","description":"Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mustafe Cagjar \" Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-17T08:29:03+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/","name":"Mustafe Cagjar \" Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg","datePublished":"2024-09-17T08:29:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa ka hadlay arrimo ay kamid ahaayeen Xoriiyadda hadalka, Masiirka Degaanka Soomaalida iyo qodobo kale.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024917638621365769820400.jpg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/mustafe-cagjar-ciidii-tiraahda-soomaali-manihin-way-qaldan-tahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mustafe Cagjar &#8221; Ciidii tiraahda Soomaali manihin way qaldan tahay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182619"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182621,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182619\/revisions\/182621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}