{"id":182626,"date":"2024-09-18T09:28:57","date_gmt":"2024-09-18T06:28:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182626"},"modified":"2024-09-18T09:28:57","modified_gmt":"2024-09-18T06:28:57","slug":"sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/","title":{"rendered":"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta fadhigii ugu dambeeyay ka yeelatay kiiska ninkii gubay xaaskiisa Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud ayaa ka gaartay go\u2019aan rasmi ah, kaas oo ay horay dil ugu soo xukumeen maxkamadda darajada koowaad iyo tan racfaanka ee gobolka Banaadir.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Fadhigii maanta oo uu soo xiray guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Axmed Yuusuf ayaa goobta ka sheegay in Sayid-Cali lagu helay dambiga lagu eedeeyay, isla markaana uu si kas ah u dilay marxuumad Luul Cabdicasiis Maxamed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in maxkamaddu diiday rafcaanka ay kasoo qaateen qareenadda eedeysanaha xukunkii dilka toogashada ahaa ee Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir hore ugu soo xukuntay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tallaabadan ayaa ka dhigan inuu soo xirmay albaabkii ugu dambeeyay ee Sayid Cali, mana jiri doono racfaan kale oo uu ka qaadan doono xukunka dilka ah ee lagu riday.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhinaca kale waxaa soo dhaweeyay go\u2019aankan ehellada marxuumadda oo uu ugu horreeyo Aabaheed Cabdicasiis oo muddo dheer sugayay cadaalad ay hesho gabadhiisa.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waan ku faraxsanaay xukunka maanta kasoo baxay maxkamadda, waana ayidsanahay 100% insha allah wax walbana Ilaah aktiisa ayay jiraan\u201d ayuu yiri mid kamid ah ehellada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu sii raaciyay \u201cWaxaan dooneynay cadaalad uun-beyn aheyd ugu dambeyna waan ka helnay dowladda, wayna ku mahadsan tahay.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOfficialSomaliCableTV%2Fvideos%2F941749287973891%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta fadhigii ugu dambeeyay ka yeelatay kiiska ninkii gubay xaaskiisa Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud ayaa ka gaartay go\u2019aan rasmi ah, kaas oo ay horay dil ugu soo xukumeen maxkamadda darajada koowaad iyo tan racfaanka ee gobolka Banaadir. Fadhigii maanta oo uu soo xiray guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Axmed Yuusuf ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182627,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta fadhigii ugu dambeeyay ka yeelatay kiiska ninkii gubay xaaskiisa Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud ayaa ka gaartay go\u2019aan rasmi ah, kaas oo ay horay dil ugu soo xukumeen maxkamadda darajada koowaad iyo tan racfaanka ee gobolka Banaadir. Fadhigii maanta oo uu soo xiray guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Axmed Yuusuf ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-18T06:28:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/\",\"name\":\"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-18T06:28:57+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Sare ee dalka oo maanta fadhigii ugu dambeeyay ka yeelatay kiiska ninkii gubay xaaskiisa Sayid Cali Macallin Daa\u2019uud ayaa ka gaartay go\u2019aan rasmi ah, kaas oo ay horay dil ugu soo xukumeen maxkamadda darajada koowaad iyo tan racfaanka ee gobolka Banaadir. Fadhigii maanta oo uu soo xiray guddoomiyaha Maxkamadda Sare Baashe Axmed Yuusuf ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-18T06:28:57+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/","name":"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg","datePublished":"2024-09-18T06:28:57+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/hq720-1.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sayid-cali-oo-markale-dil-toogasho-ah-lagu-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sayid Cali oo markale dil toogasho ah lagu xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182626"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182626"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182628,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182626\/revisions\/182628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}