{"id":182647,"date":"2024-09-19T12:04:17","date_gmt":"2024-09-19T09:04:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182647"},"modified":"2024-09-19T12:04:17","modified_gmt":"2024-09-19T09:04:17","slug":"lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/","title":{"rendered":"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182650\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg 976w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa goor dhow magaalada Wardheer ee gobolka Doollo ee dowlad deegaanka Soomaalida lagu aasay lix nin oo dhalinyaro ahaa oo xalay Masaajid gudihii lagu dilay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhacdadaan oo dadka deegaanku aad uga naxeen ayaa la sheegay inay salka ku hayso aano qabiil, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ay halkaa ku dagaallamyeen beelo walaalo ah oo halkaa wada dega.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Laamaha amniga ee dowlad deegaanka ayaa la sheegay in ay hadda gacanta ku hayaan falkaas oo ay baadhayaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, waxaa jira odoyaal dhaqameed tiro oo u kacay dedaallo nabadeed oo la dhex dhigo labadaas beelood.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Sidee wax u dhaceen?<\/span><\/strong><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Abbaarro labadii habeennimo xilliga geeska Afrika ayaa falkani dhacay sida ay BBC-da u xaqiijiyeen dadka deegaanku.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Masaajid ku yaal xaafadda afraad ee ee Wardheer ayaa saqdii dhexe loogu galay oo lagu dilay dhallinyaro wadaaddo ahaa ama sida soomaalidu u taqaanno xer ahaa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhallintan la laayey ayaa wakhtigaas isu diyaarinayey salaaddii subax, sida uu BBC-da ugu warramay Caaqil Maxamed Maxamuud oo ka mid ah odayaasha deegaanka kana mid ah dadka wada dadaallada nabadda .<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Iyaga oo masaajidka ku jira oo salaaddii subax u diyaar garoobaya, qaarkoodna mixraamka ku jireen oo soo weyaysteen ayaa koox kale oo gaadhi nooca baroobogos-ta loo yaqaan wataa oo hubaysan ugu yimaaddeen oo ku dileen halkaas\u201d ayuu BBC-da u sheegay Caaqil Maxamed<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Nimankan dhallinyarta ah ayaa la sheegay in ay ku jireen imaamkii iyo mu\u2019addinkii masaajidka lagu dhex dilay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Arrintan ayaana la xidhiidhay dhacdooyin qabiil oo muddooyinkii u danbeeyey ka taagnaa deegaankaas, kuwaas oo dhanka kalena la isku deyey in la dejiyo, oo dilalkii hore u dhacay diyadii ama magtii loo kala qaado sida ay odoyaasha dhaqanka ee deegaankaasi BBC-da u sheegeen.<\/span><\/p>\n<p>\u2018<span style=\"font-size: large;\">Isku dhac baa jirey labaa beelood oo deeganaka u dhexeeya, marka kasta oo nabaddu soo dhawaatana dad baa nabadda carqaladeeya oo soo abaabula falal kuwan oo kale ah dilkanna ujeedkiisuu sidaas oo kale ayuu ahaa\u201d ayuu Caaqil Maxamed sii raaciyey<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhow magaalada Wardheer ee gobolka Doollo ee dowlad deegaanka Soomaalida lagu aasay lix nin oo dhalinyaro ahaa oo xalay Masaajid gudihii lagu dilay. Dhacdadaan oo dadka deegaanku aad uga naxeen ayaa la sheegay inay salka ku hayso aano qabiil, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ay halkaa ku dagaallamyeen beelo walaalo ah oo halkaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182650,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa goor dhow magaalada Wardheer ee gobolka Doollo ee dowlad deegaanka Soomaalida lagu aasay lix nin oo dhalinyaro ahaa oo xalay Masaajid gudihii lagu dilay. Dhacdadaan oo dadka deegaanku aad uga naxeen ayaa la sheegay inay salka ku hayso aano qabiil, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ay halkaa ku dagaallamyeen beelo walaalo ah oo halkaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-19T09:04:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/\",\"name\":\"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-19T09:04:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay - Wardoon","og_description":"Waxaa goor dhow magaalada Wardheer ee gobolka Doollo ee dowlad deegaanka Soomaalida lagu aasay lix nin oo dhalinyaro ahaa oo xalay Masaajid gudihii lagu dilay. Dhacdadaan oo dadka deegaanku aad uga naxeen ayaa la sheegay inay salka ku hayso aano qabiil, iyadoo muddooyinkii la soo dhaafay ay halkaa ku dagaallamyeen beelo walaalo ah oo halkaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-19T09:04:17+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/","name":"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg","datePublished":"2024-09-19T09:04:17+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/116997309_2728a9a6-d0d7-4036-a834-2fc7cc51642c-1.jpg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lix-nin-wadaado-ahaa-oo-wardheer-lagu-laayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"lix nin wadaado ahaa oo Wardheer lagu laayay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182647"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182651,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182647\/revisions\/182651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182650"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}