{"id":182657,"date":"2024-09-19T17:41:55","date_gmt":"2024-09-19T14:41:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182657"},"modified":"2024-09-19T17:41:55","modified_gmt":"2024-09-19T14:41:55","slug":"yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/","title":{"rendered":"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bashiir Macalin Cali ayaa shacabkii dhawaan mudaharaadka ka dhigay gobolka Bakool ee taageeray joogitaanka ciidamada Ethiopia shaki galiyay inay yihiin dad Soomaaliyeed, isagoo ku tilmaamay carruurtii Ethiopian ku dhaleen xilligii dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-182659\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/images-2.jpeg\" alt=\"\" width=\"513\" height=\"287\" \/><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Hadalka aan dhegeystay ee dad Soomaaliyeed ku tilmaamaaya in ay yihiin carruur Ethiopian dhalay, oo Soomaali iska dhigaya, waa gef ay tahay in aan laga aammusin. Waa gef kala geynaya Soomaalida, dhaawicina kara in dalka la wada daafaco marka loo baahdo,\u201d ayuu yiri danjire Yuusuf Garaad.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Yuusuf Garaad wuxuu sheegay inay waajib tahay in tallaabo laga qaado qofkii hadalkaas sheegay, haddii aanuu soo hoyan, raalli gelin macquul ahna ka bixin.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed. Bashiir Macalin Cali ayaa shacabkii dhawaan mudaharaadka ka dhigay gobolka Bakool ee taageeray joogitaanka ciidamada Ethiopia shaki galiyay inay yihiin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-19T14:41:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/\",\"name\":\"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-09-19T14:41:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto - Wardoon","description":"Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-19T14:41:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/","name":"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2024-09-19T14:41:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya danjire Yuusuf Garaad ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya inay tallaabo ka qaado agaasimaha gaadiidka iyo duulista Soomaaliya, oo Dhawaan saxaafadda kasii daayay hadal gef ku ah shacabka Koonfur Galbeed.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/yuusuf-garaad-oo-taageray-dadkii-taageer-sanaa-inay-itoobiya-dalka-siijoogto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Yuusuf Garaad oo taageray dadkii taageer sanaa inay Itoobiya dalka siijoogto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182657"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182657"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182657\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182660,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182657\/revisions\/182660"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}