{"id":182661,"date":"2024-09-20T20:46:50","date_gmt":"2024-09-20T17:46:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182661"},"modified":"2024-09-22T11:25:49","modified_gmt":"2024-09-22T08:25:49","slug":"df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/","title":{"rendered":"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182663\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png\" alt=\"\" width=\"1754\" height=\"1144\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png 1754w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-300x196.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-1024x668.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-768x501.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-1536x1002.png 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-696x454.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-1068x697.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-644x420.png 644w\" sizes=\"(max-width: 1754px) 100vw, 1754px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warkaan oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay aad uga walwalsan tahay \u2018shixnad hub ah oo ay Itoobiya si sharci darro ah ugu dirtay\u2019 gudaha Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si kulul u cambaareyneysaa shixnadda hubka iyo rasaasta dhawaan la soo mariyay dhulka ee ka timid Itoobiya, lana geeyey gudaha Maamul-Goboleedka Puntland ee Soomaaliya,\u201d ayaa lagu yiri warka DF.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in arrintan ay u aragto mid xad-gudub weyn ku ah madaxbannaanida Soomaaliya, iyo khatar weyn oo ku wajahan amniga Qaranka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warbixinno la xaqiijiyey ayaa sheegaya in laba gaari oo hub sida ay ka soo tallaabeen xadka Itoobiya, gudahana u soo galeen Maamul-Goboleedka Puntland, iyaga oo aan wax wadahadal diblomaasiyadeed ah la sameyn, taas oo si toos ah u jebineysa madaxbannaanida Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Tallaabadan ayaa keentay shaki weyn oo laga qabo sida ay Itoobiya ugu hoggaansameyso sharciga caalamiga ah iyo sida ay uga go\u2019an tahay xasilloonidaradda Gobolka,\u201d ayaa lagu yiri warkaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhacdadan waxa ay daba socotaa shixnado hub ah oo sharci-darro ah oo horay looga soo gudbiyay Itoobiya, kuwaas oo lagu geeyey magaalooyin ka mid ah Maamul-Goboleedka Galmudug ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Shixnado kale oo hub iyo rasaas ah oo diyaarado lagu geeyey magaalada Baydhabo ee Maamul-Goboleedka Koofur-Galbeed ee Soomaaliya ayaa jira,\u201d ayaa lagu yiri warka dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Falalkan soo noq-noqday waxa ay muujinayaan tixgelin la\u2019aanta joogtada ah ee Itoobiya ku hayso Madaxbannaanida Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya waxa ay ka dalbaneysaa Itoobiya inay si degdeg ah u joojiso tallaabooyinkan sharci darrada ah, kuwaas oo khatar weyn ku ah nabadda iyo xasilloonida Geeska Afrika.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa bayaankaan ku tiri, \u201cWaxaan ugu baaqeynaa saaxiibbada Gobolka iyo kuwa caalamiga ahba inay cambaareeyaan xadgudubkan, islamarkaana ay taageeraan dadaallada Soomaaliya ee lagu ilaalinayo nabadda iyo xasilloonida Gobolka.\u201d<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyntii dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay weli sii adkeysaneyso go\u2019aankeeda diblomaasiyadeed ee ku aaddan iskaashiga nabadda, oo ku dhisan ixtiraamka xeerarka caalamiga ah iyo madaxbannaanida dalalka oo dhan.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F742308024702877%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182662\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n.webp\" alt=\"\" width=\"1112\" height=\"1440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n.webp 1112w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n-232x300.webp 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n-791x1024.webp 791w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n-768x995.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n-696x901.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n-1068x1383.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/460356953_927446786090435_6685535185763556527_n-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1112px) 100vw, 1112px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland. Warkaan oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay aad uga walwalsan tahay \u2018shixnad hub ah oo ay Itoobiya si sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182663,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182661","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-20T17:46:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-22T08:25:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-1024x668.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"668\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/\",\"name\":\"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png\",\"datePublished\":\"2024-09-20T17:46:50+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-22T08:25:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png\",\"width\":1754,\"height\":1144},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland - Wardoon","description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-20T17:46:50+00:00","article_modified_time":"2024-09-22T08:25:49+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":668,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28-1024x668.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/","name":"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png","datePublished":"2024-09-20T17:46:50+00:00","dateModified":"2024-09-22T08:25:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-Saxaafadeed ka soo saartay hub si sharci darro ah lagu soo geliyey dalka, kaasi oo laga keenay dalka Itoobiya, isla markaana la geeyey deegaanada Puntland.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Screenshot-2024-09-20-at-18.45.28.png","width":1754,"height":1144},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/df-soomaaliya-oo-kahashay-hubkii-itoobiya-ay-soo-gelisay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DF Soomaaliya oo kahashay hubkii Itoobiya ay soo gelisay Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182661"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182661"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182661\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182664,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182661\/revisions\/182664"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182663"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182661"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182661"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182661"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}