{"id":182773,"date":"2024-09-28T15:21:24","date_gmt":"2024-09-28T12:21:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182773"},"modified":"2024-09-28T15:32:18","modified_gmt":"2024-09-28T12:32:18","slug":"qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/","title":{"rendered":"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182774\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682-560x420.jpg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afaafka hore ee maqaayadda lagu magacaabo Geel-doox oo ku taalla dhabar dambe ee guriga hooyooyinka.<\/p>\n<p>sida ay dad Goobjoogayaal ay sheegeen in baabuurka qarxay la dhigay maqaayadda, kadibna looga tegay.<\/p>\n<p>Xilliga uu qaraxa dhacayay ayaa waxaa maqaayadda ku sugnaa dad badan oo shacab ah, maadaama la joogay waqtigii qadada, sida ay innoo sheegeen dadka aan la hadalnay.<\/p>\n<p>Khasaaraha hordhaca ah ayaa lagu sheegay dhimashada laba qof iyo sidoo kale dhaawac intaasi ka badan, sida aanu kasoo xiganay dad goobjoogayaal<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Soomaaliya oo gebi ahaan xiray dhaq-dhaqaaqa meesha ay wax ka dhaceen.<\/p>\n<p>Sawirro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay waxaa sidoo kale ka dhex muuqday mootooyinka nooca loo yaqaan Bajaajta oo gubtay iyo burbur kale oo gaaray goobo ganacsi oo ku yaalla agagaarka goobtaas qaraxa uu ka dhacay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeradio%2Fvideos%2F1253298835851178%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afaafka hore ee maqaayadda lagu magacaabo Geel-doox oo ku taalla dhabar dambe ee guriga hooyooyinka. sida ay dad Goobjoogayaal ay sheegeen in baabuurka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182774,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afaafka hore ee maqaayadda lagu magacaabo Geel-doox oo ku taalla dhabar dambe ee guriga hooyooyinka. sida ay dad Goobjoogayaal ay sheegeen in baabuurka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-09-28T12:21:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-09-28T12:32:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"495\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/\",\"name\":\"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg\",\"datePublished\":\"2024-09-28T12:21:24+00:00\",\"dateModified\":\"2024-09-28T12:32:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg\",\"width\":660,\"height\":495},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay afaafka hore ee maqaayadda lagu magacaabo Geel-doox oo ku taalla dhabar dambe ee guriga hooyooyinka. sida ay dad Goobjoogayaal ay sheegeen in baabuurka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-09-28T12:21:24+00:00","article_modified_time":"2024-09-28T12:32:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":495,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/","name":"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg","datePublished":"2024-09-28T12:21:24+00:00","dateModified":"2024-09-28T12:32:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/2024928638631067847245682.jpg","width":660,"height":495},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-ka-dhacay-meel-udhaw-guriga-hooyooyinka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax ka dhacay meel udhaw guriga Hooyooyinka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182773"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182776,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182773\/revisions\/182776"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}