{"id":182962,"date":"2024-10-06T21:56:55","date_gmt":"2024-10-06T18:56:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=182962"},"modified":"2024-10-06T21:56:55","modified_gmt":"2024-10-06T18:56:55","slug":"madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/","title":{"rendered":"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo  codsaday in lacafiyo +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-182963\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg 686w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua oo halis ugu jira in xilka laga xayuubiyo kadib khilaaf ka dhex-qarxay isaga iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa soo saaray codsi iyo raaligalin.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa codsigaan u gudbiyay madaxweynihii Ruto Axadii maanta, isagoo sheegay in uusan garanayn wax khalad ah oo uu sameeyay, hadana uu doonayo in fursad kale la siiyo si uu ugu adeego shacabkiisa Kenya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa in aan ku iraahdo walaalkey, madaxweyne William Ruto, haddii aan kugu xumeeyay shaqadayada adag, fadlan i cafi,\u201d ayuu yiri Mr Gachagua.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa hadalkaan ka sheegay kaniisad ku taalla xaafada Karen ee magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Rigathi ayaa ka dalbaday Ruto in uusan wax hakad ah ku samaynin,\u201dHaddii xaaskeyga (Dorcas Rigathi) ay sinaba kuugu khaladantay fadlan qalbigaaga u fur si aad u cafiso,\u201d ayuu hadalkiisa ku sio daray.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in uu raaligelin siiyay xildhibaanada Kenya iyo dad Kenyanka ah ee doonaya in xilka laga xayuubiyo, xilli shacabka ay ka qeyb qaadanayaan madalo ay ra\u2019yigooda ku dhiibanayaan.<\/p>\n<p>\u201cShacabka Kenya waxaan u sheegayaa in aan u adeegno dalka oo dhan, inta aan idiin adeegayo hadii ay jiraan wax aan sameynay ama dhahnay oo aad u aragtaan wax aan habooneyn, fadlan i cafiya,\u201d ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Kenya.<\/p>\n<p>Baarlamaanka Kenya ayaa loo gudbiyey mooshin xilka looga qaadayo Madaxweyne ku xigeenka Kenya Mr Gachagua, guddoonka ayaa qabtay mooshinkaas, wuxuuna sugayaa in cod loo qaado maalmaha soo socda, hadii codsiga odaga uusan xaaladda wax ka bedelin.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan xafiiska madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa talaadadii baarlamaanka u gudbiyay mooshin xilka looga xayuubinayo madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua, iyagoo ku eedeeyay inuu hurinaayo naceyb isir iyo mid guud iyo inuu dowladda wiiqayo.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay Gachagua ku eedeeyeen inuu ku lug lahaa arrimo musuq-maasuq ah, duminta dawladda iyo ka shaqaynta siyaasad qabyaalad ku dhisan, khilaafka u dhexeeya madaxweyne Ruto iyo ku xigeenkiisa Gachagua ayaa cirka isku shareeray maalmihii la soo dhaafay.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FMutembeiTV%2Fvideos%2F844201451204058%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua oo halis ugu jira in xilka laga xayuubiyo kadib khilaaf ka dhex-qarxay isaga iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa soo saaray codsi iyo raaligalin. Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa codsigaan u gudbiyay madaxweynihii Ruto Axadii maanta, isagoo sheegay in uusan garanayn wax khalad ah oo uu sameeyay, hadana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":182963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-182962","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua oo halis ugu jira in xilka laga xayuubiyo kadib khilaaf ka dhex-qarxay isaga iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa soo saaray codsi iyo raaligalin. Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa codsigaan u gudbiyay madaxweynihii Ruto Axadii maanta, isagoo sheegay in uusan garanayn wax khalad ah oo uu sameeyay, hadana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-06T18:56:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/\",\"name\":\"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-06T18:56:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya Rigathi Gachagua oo halis ugu jira in xilka laga xayuubiyo kadib khilaaf ka dhex-qarxay isaga iyo Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa soo saaray codsi iyo raaligalin. Madaxweyne ku xigeenka Kenya ayaa codsigaan u gudbiyay madaxweynihii Ruto Axadii maanta, isagoo sheegay in uusan garanayn wax khalad ah oo uu sameeyay, hadana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-06T18:56:55+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/","name":"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg","datePublished":"2024-10-06T18:56:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/hq720.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-ku-xigeenka-kenya-oo-codsaday-in-lacafiyo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne ku xigeenka Kenya oo codsaday in lacafiyo +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182962"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=182962"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182962\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":182964,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/182962\/revisions\/182964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/182963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=182962"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=182962"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=182962"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}