{"id":183003,"date":"2024-10-09T16:21:13","date_gmt":"2024-10-09T13:21:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183003"},"modified":"2024-10-09T16:21:13","modified_gmt":"2024-10-09T13:21:13","slug":"deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/","title":{"rendered":"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183004\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2024109638640526413126036.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"346\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2024109638640526413126036.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/2024109638640526413126036-300x157.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maamul goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullahi Deni ayaa diiday qorshe ay dowladda Soomaaliya ku dooneysay inay ciidamo uga qorato deegaanada maamulkaasi, si ay uga howlgalaan halkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo ka hadlay arrintan ayaa sheegay in Puntland ay ka hortimid in ciidamo laga qoro deegaanadeeda, kuwaas oo kamid noqonayo Xoogga dalka, si ay ula dagaalamaan Al-Shabaab iyo Daacish.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ciidanka qaranka ee loogu talagalay in deegaanada Puntland laga qoro waxaa diiday Puntland, iyada oo u diiday inay galaan ciidanka qaranka oo ay kamid noqdaan\u201d ayu yiri.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Al-Cadaala ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland in ay siyaasadeeyeen arrimaha ciidamada, isaga oo ku dooday in ciidanka la qorayo ay yihiin qaybta 54-aad ee loogu talagalay inay ka howlgalaan deegaanadaas, si lamid ah guutooyinka Xoogga dalka ee jooga Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Hadda marka aan kula hadlaayo guutooyinkii loogu talagalay inay 54-aad ka howlgalaan deegaanadaas in maamulka Puntland uu hortaagan yahay oo sida 43-aad ay Kismaayo u joogto oo 60-aad ay Baydhaba u joogto ciidankii loogu talagalay Puntland inay ka howlgalaan waxaa hortagaan maamulka\u201d ayuu mar kale yiri wasiir ku xigeenku.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Cabdiraxmaan Al-Cadaala ayaa sidoo kale soo hadal qaaday arrinta tabashada Puntland oo haatan khilaaf xoogan uu kala dhexeeyo dowladda federaalka, wuxuuna sheegay in la xallin doono cabasho kasta, balse loo baahan yahay in horay loo sii wado dowladnimada dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\">\u201c<span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ma dhici doonto in qof Soomaaliyeed aan la tixgelin oo aan la dhageysan ma dhaceyso horay ayay Puntland go\u2019aanno aan munaasab ahayn u qaadatay waa lala fariistay waa la xalliyay, maantana intii kama duwana, waana lala fariisanaa\u201d ayuu yiri Al-Cadaala.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, arrintan ayaa uga sii dareyso xiisadda u dhexeysa Puntland iyo dowladda dhexe oo gaartay meeshii ugu xumayd, waxaana hakad galay wada shaqeyntii labada dhinac.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamul goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullahi Deni ayaa diiday qorshe ay dowladda Soomaaliya ku dooneysay inay ciidamo uga qorato deegaanada maamulkaasi, si ay uga howlgalaan halkaasi. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo ka hadlay arrintan ayaa sheegay in Puntland ay ka hortimid in ciidamo laga qoro deegaanadeeda, kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":144384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Deni oo diiday in ciidamo lootababaro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamul goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullahi Deni ayaa diiday qorshe ay dowladda Soomaaliya ku dooneysay inay ciidamo uga qorato deegaanada maamulkaasi, si ay uga howlgalaan halkaasi. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo ka hadlay arrintan ayaa sheegay in Puntland ay ka hortimid in ciidamo laga qoro deegaanadeeda, kuwaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-09T13:21:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/\",\"name\":\"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-09T13:21:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro - Wardoon","og_description":"Maamul goboleedka Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid Cabdullahi Deni ayaa diiday qorshe ay dowladda Soomaaliya ku dooneysay inay ciidamo uga qorato deegaanada maamulkaasi, si ay uga howlgalaan halkaasi. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaalla oo ka hadlay arrintan ayaa sheegay in Puntland ay ka hortimid in ciidamo laga qoro deegaanadeeda, kuwaas oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-09T13:21:13+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/","name":"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","datePublished":"2024-10-09T13:21:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/04\/Siciid-Deni1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/deni-oo-diiday-in-ciidamo-lootababaro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Deni oo diiday in ciidamo lootababaro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183003"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183005,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183003\/revisions\/183005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/144384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}