{"id":183066,"date":"2024-10-14T11:57:41","date_gmt":"2024-10-14T08:57:41","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183066"},"modified":"2024-10-14T11:57:41","modified_gmt":"2024-10-14T08:57:41","slug":"degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/","title":{"rendered":"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183067\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"340\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845-300x155.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iyo maamulka Maakhir State ay ku isku horfadhiyeen illaa shalay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Iska hor imaadkan ayaa ka dhashay markii ciidamo ka tirsan Puntland ay isku dayeen inay joojiyaan siyaasiyiin katirsan Maakhir State oo doonayay inay Badhan gaaraan, iyagoo maalmahan socdaal ku marayay degaano katirsan gobolka Sanaag.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaa sheegay in aan wax khasaare ah oo muuqda ka dhicin dagaalka, laakiin ciidamada labada dhinac ayaa weli isku horfadhiya duleedka Badhan. Tani ayaa muujinaysa in xiisadda ay sii kordheyso, inkastoo aan weli la xaqiijin xaaladda guud ee deegaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Xildhibaan hore, Cabdiraxmaan Dhoore, oo ah hoggaamiyaha Maakhir State, ayaa dhowr maalmood ka hor sheegay in aan laga hor istaagi karin degaanada Sanaag.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dhoore ayaa caddeeyay inay haystaan ciidan xoog leh oo ay ku difaacaan qaddiyada maamulka Maakhir, isagoo sidoo kale muujiyay in ay ka go&#8217;an tahay inay xoojiyan jiritaanka maamulkooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Cabdiraxmaan Dhoore, ayaa kamid ahaa xildhibaanadii laga saaray baarlamaanka Puntland sanadkii 2020, kaddib markii lagu eedeeyay inay ku kaceen fowdo ka dhacday gudaha baarlamaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #0a0a0a;\"><span style=\"font-family: Georgia, Times, Times New Roman, serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Eedeymo loo soo jeediyay ayaa sheegaya in Madaxtooyada Puntland ay ka dambeysay abaabulka looga saaray baarlamaanka. Dhoore ayaa dhawaan loo doortay hoggaamiyaha maamulka Maakhir State, kaddib shir ay siyaasiyiin kasoo jeeda Sanaag ku yeesheen magaalada Muqdisho.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iyo maamulka Maakhir State ay ku isku horfadhiyeen illaa shalay. Iska hor imaadkan ayaa ka dhashay markii ciidamo ka tirsan Puntland ay isku dayeen inay joojiyaan siyaasiyiin katirsan Maakhir State oo doonayay inay Badhan gaaraan, iyagoo maalmahan socdaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183067,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Degmada Badhan oo dagaal folanaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iyo maamulka Maakhir State ay ku isku horfadhiyeen illaa shalay. Iska hor imaadkan ayaa ka dhashay markii ciidamo ka tirsan Puntland ay isku dayeen inay joojiyaan siyaasiyiin katirsan Maakhir State oo doonayay inay Badhan gaaraan, iyagoo maalmahan socdaal [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-14T08:57:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/\",\"name\":\"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-14T08:57:41+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg\",\"width\":660,\"height\":340},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa - Wardoon","og_description":"Iska hor imaad kooban ayaa saakay ka dhacay degmada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo ciidamada Puntland iyo maamulka Maakhir State ay ku isku horfadhiyeen illaa shalay. Iska hor imaadkan ayaa ka dhashay markii ciidamo ka tirsan Puntland ay isku dayeen inay joojiyaan siyaasiyiin katirsan Maakhir State oo doonayay inay Badhan gaaraan, iyagoo maalmahan socdaal [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-14T08:57:41+00:00","og_image":[{"width":660,"height":340,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/","name":"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg","datePublished":"2024-10-14T08:57:41+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241014638644687103411845.jpg","width":660,"height":340},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-badhan-oo-dagaal-folanaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Degmada Badhan oo dagaal folanaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183066"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183066"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183068,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183066\/revisions\/183068"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}