{"id":183344,"date":"2024-10-29T12:49:26","date_gmt":"2024-10-29T09:49:26","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183344"},"modified":"2024-10-29T12:49:26","modified_gmt":"2024-10-29T09:49:26","slug":"taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/","title":{"rendered":"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183345\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"376\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905-300x171.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in lagu daba jiro qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo baastoolado iyo qoryo lasoo baxay intii uu socday isu-soo-baxa xisbiga Kulmiye habeen hore.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hay&#8217;adda Sirdoonka ee NIA, ayaa sheegtay in lagu dabo jiro, lana soo xidhi doono ragan oo rasaas ka ridayay xaafado kamid ah Hargaysa, intii uu socday olloluhu fiidkii Salaasada.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Budhcadii qoryaha sidatay ee rasaasta ridaydaysay ee sababtay qaska, isla markaana khatarta galisay nafta shacabka intii uu socday ollolaha xisbiga Kulmiye, waa lagu raad joogaa, dhawaana waala soo xidhi doonaa&#8221; ayaa lagu yidhi qoraal ay NIA ku baahisay X.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Saraakiil ka tirsan xisbiga Waddani oo warbaahinta la hadlay, ayaa laamaha amaanka ugu baaqay in wax laga qabto kooxaha rabshadaha sameeyay, iyaga oo sheegay in ay khatar amni keeni karaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa shalay dhamaaday wareega kowaad ee ollolaha doorashooyinka Somaliland, iyada oo uu xisbiga Kulmiye taageero xoogan kusoo bandhigay fagaareyaasha, waxaana maanta bilaabmay wareega 2aad, dhacdada taageerayaasha hubaysan xiliga ollolaha ayaa ah wax aan hore loogu arag Somaliland.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in lagu daba jiro qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo baastoolado iyo qoryo lasoo baxay intii uu socday isu-soo-baxa xisbiga Kulmiye habeen hore. Hay&#8217;adda Sirdoonka ee NIA, ayaa sheegtay in lagu dabo jiro, lana soo xidhi doono ragan oo rasaas ka ridayay xaafado kamid ah Hargaysa, intii uu socday olloluhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183345,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183344","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in lagu daba jiro qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo baastoolado iyo qoryo lasoo baxay intii uu socday isu-soo-baxa xisbiga Kulmiye habeen hore. Hay&#8217;adda Sirdoonka ee NIA, ayaa sheegtay in lagu dabo jiro, lana soo xidhi doono ragan oo rasaas ka ridayay xaafado kamid ah Hargaysa, intii uu socday olloluhu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-29T09:49:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/\",\"name\":\"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-29T09:49:26+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg\",\"width\":660,\"height\":376},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay - Wardoon","og_description":"Sirdoonka Somaliland ayaa sheegay in lagu daba jiro qaar kamid ah taageerayaasha xisbiga Kulmiye oo baastoolado iyo qoryo lasoo baxay intii uu socday isu-soo-baxa xisbiga Kulmiye habeen hore. Hay&#8217;adda Sirdoonka ee NIA, ayaa sheegtay in lagu dabo jiro, lana soo xidhi doono ragan oo rasaas ka ridayay xaafado kamid ah Hargaysa, intii uu socday olloluhu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-29T09:49:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":376,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/","name":"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg","datePublished":"2024-10-29T09:49:26+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657659547367905.jpg","width":660,"height":376},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taageerayaasha-kulmiye-oo-qoryo-iyo-bastoolada-lasoobaxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taageerayaasha Kulmiye oo qoryo iyo Bastoolada lasoobaxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183344"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183344"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183344\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183346,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183344\/revisions\/183346"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}