{"id":183347,"date":"2024-10-29T12:57:43","date_gmt":"2024-10-29T09:57:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183347"},"modified":"2024-10-29T12:57:43","modified_gmt":"2024-10-29T09:57:43","slug":"shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183348\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"367\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Tamarta Alparslan Bayraktar ayaa sheegay, Shaqada Turkiga inay ujeedadeedu tahay inay saldhig u noqoto ka qaybgalka ballaaran ee caalamiga ah ee sahminta iyo soo saarista tamarta Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirkadaha Maraykanka ah ee haysta shatiga Soomaaliga ayaa horay ula kulmay caqabado ay ugu wacan tahay awoodda ay u leeyihiin hawlgallada sahaminta ee xaddidan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba ha ahaatee, Turkiga ayaa qalabeeyay markabkiisa Oru\u00e7 Reis si uu u taageero daraasadaha seismic iyo sahaminta labadaba, si ay hawlgalladu shidaal sahminta Soomaaliya u guuleystaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bayraktar waxa uu tilmaamay in qaar ka mid ah shirkadaha yaryar ee Maraykanka ay markii hore ka walaacsanaayeen khatarta sahaminta badda. Si kastaba ha ahaatee, kulamadii ugu dambeeyay ee ay la yeesheen madaxda Turkiga ayaa u muuqda kuwa kalsooni ku abuuray shirkadaha Maraykanka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Hadda way faraxsan yihiin sababtoo ah waxaa Soomaaliya jooga markab [Oru\u00e7 Reis] si uu u sameeyo daraasado seismic ah oo saddex-cabbir ah. Haysashada shatiga ayaa hadda macno u samaynaysa iyaga,\u201d ayuu yidhi Alparslan Bayraktar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Markab laga leeyahay dalka Turkiga oo lagu magacaabo Oru\u00e7 Reis ayaa todobaadkii hore soo gaaray Soomaaliya si uu u sameeyo sahamin dhinaca shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shirkadda Shidaalka ee Turkiga (TPAO) iyo Hay\u2019adda Batroolka Soomaaliyeed ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan baarista shidaalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet. Wasiirka Tamarta Alparslan Bayraktar ayaa sheegay, Shaqada Turkiga inay ujeedadeedu tahay inay saldhig u noqoto ka qaybgalka ballaaran ee caalamiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183348,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183347","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-29T09:57:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/\",\"name\":\"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-29T09:57:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg\",\"width\":660,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya - Wardoon","description":"Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-29T09:57:43+00:00","og_image":[{"width":660,"height":367,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/","name":"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg","datePublished":"2024-10-29T09:57:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Dadaallada sahaminta dhul badeedka uu Turkigu ka wado Soomaaliya ayaa fursado cusub u furi kara shirkadaha Maraykanka ee shatiga ku haysta gobolka, sidaas waxa yidhi Wasiirka Tamarta Bayraktar oo u warramay wargeyska daily Milliyet.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241029638657625599209666.jpg","width":660,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkadaha-maraykanka-oo-fursad-u-haysta-sahminta-tamarta-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkadaha Maraykanka oo fursad u haysta sahminta tamarta Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183347"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183347"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183347\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183349,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183347\/revisions\/183349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183347"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183347"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183347"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}