{"id":183350,"date":"2024-10-29T13:03:55","date_gmt":"2024-10-29T10:03:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183350"},"modified":"2024-10-29T13:03:55","modified_gmt":"2024-10-29T10:03:55","slug":"lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183351\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp\" alt=\"\" width=\"1486\" height=\"991\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp 1486w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu-300x200.webp 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu-1024x683.webp 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu-768x512.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu-696x464.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu-1068x712.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1486px) 100vw, 1486px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Israel waxay ku qiyaastay lacagta uga baxday dagaalka Xamaas iyo Xisbullah in ay ka badan tahay 60 bilyan oo doolar. Saameyn xun ayey ku yeelatay dhaqaalaheeda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waa dagaalkii ugu dheeraa uguna qarashka badnaa ay Israel gasho sidaasina waxaa golaha Knesset u sheegay wasiirka lacagta, Bezalel Smotrich, bishii Sebtember ee sanadkan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Smotrich wuxuu intaas ku daray in qarasha ku baxaya howlgalada militeri uu u dhexeeya 54 ilaa 68 bilyan oo doolar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Shaki kuma jiro in duqeytna Israel ee Lubnaan, duullaanka militeri ee koonfurta Lubnaan iyo sidoo kale gantaalada ay ku difaaceyso hawada sare ay sii kordhinayaan qarashka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dr. Amr El-Garhy oo ah dhaqaaleyahan ka tirsan jaamacadda Sheffield Hallam ee UK waxaa uu sheegay kaddib markii uu kordhay dagaalka in qarashka uu gaarayo 93 bilyan oo dolar. Hadii dagaalka uu sii socdana ilaa 2025-ka in qarashka gaarayo lix meelood meel miisaaniyadda Israel ama GDP-ga dalka .<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya. Israel waxay ku qiyaastay lacagta uga baxday dagaalka Xamaas iyo Xisbullah in ay ka badan tahay 60 bilyan oo doolar. Saameyn xun ayey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183350","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-29T10:03:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"991\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp\",\"datePublished\":\"2024-10-29T10:03:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp\",\"width\":1486,\"height\":991},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay - Wardoon","description":"Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-29T10:03:55+00:00","og_image":[{"width":1486,"height":991,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/","name":"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp","datePublished":"2024-10-29T10:03:55+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Sanadkii la soo dhaafay Israel waxay u dirtay kumanyaal askari Gaza iyo Koonfurta Lubnaan, waxay fulisay duqeyn. Malaayiin doolar ayaa ku baxday difaacada cirka si ay uga hortagaan gantaalada ku soo dhacaya.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Yahu.webp","width":1486,"height":991},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lacagta-israiil-uga-baxday-dagaalka-xamaas-iyo-xisbullah-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"lacagta Isra\u2019iil uga baxday Dagaalka Xamaas iyo Xisbullah oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183350"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183350"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183350\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183352,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183350\/revisions\/183352"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183350"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183350"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183350"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}