{"id":183401,"date":"2024-10-31T13:01:59","date_gmt":"2024-10-31T10:01:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183401"},"modified":"2024-10-31T13:01:59","modified_gmt":"2024-10-31T10:01:59","slug":"axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","title":{"rendered":"Axmed Madoobe oo diday go&#8217;aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183405\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"377\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1-300x171.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warsaxafadeed kasoo baxay Jubbaland ayay ku qaadacday muddo kororsiga halka sano ee loo sameeyay madaxda maamul goboleedyada dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Jubbaland waxay sheegtay in doorashadeeda ay u madax banaan tahay ayna qabsan doonto xiligeeda, waxayna ugu baaqday Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya iyo Beesha Caalamka in la ilaaliyo Dastuurka iyo xeerarka u yaala dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warsaxafadeedka Jubbaland ayaa sidoo kale lagu sheegay in heshiiskii horey u gaareen golaha Wadatashiga Qaran ee ahaa in dalka ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah inuu fashilmay, maadama aan la xureyn deegaanada ay wali haystaan Al-shabaab.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warsaxafadeedkaan ka soo baxay Jubbaland ayaa ku soo aadaya, iyadoo warmurtiyeed laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka lagu go\u2019aamiyay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod ah, islamarkaasna la isku raacay in bisha Septembar ee sanadka soo socda la qabto doorashada Maamul Goboleedyada dalka.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso Wasaxafadeedka Jubbaland oo dhameystiran:-<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183402\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659412733858328.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"826\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659412733858328.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659412733858328-240x300.jpg 240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659412733858328-336x420.jpg 336w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183403\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413233707546.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"842\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413233707546.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413233707546-235x300.jpg 235w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413233707546-329x420.jpg 329w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183404\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413489162496.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"829\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413489162496.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413489162496-239x300.jpg 239w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413489162496-334x420.jpg 334w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Warsaxafadeed kasoo baxay Jubbaland ayay ku qaadacday muddo kororsiga halka sano ee loo sameeyay madaxda maamul goboleedyada dalka. Jubbaland waxay sheegtay in doorashadeeda ay u madax banaan tahay ayna qabsan doonto xiligeeda, waxayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183405,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183401","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Madoobe oo diday go&#039;aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Madoobe oo diday go&#039;aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-10-31T10:01:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"377\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\",\"name\":\"Axmed Madoobe oo diday go'aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg\",\"datePublished\":\"2024-10-31T10:01:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":377},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Madoobe oo diday go&#8217;aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Madoobe oo diday go'aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka - Wardoon","description":"Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Madoobe oo diday go'aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka - Wardoon","og_description":"Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-10-31T10:01:59+00:00","og_image":[{"width":660,"height":377,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/","name":"Axmed Madoobe oo diday go'aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg","datePublished":"2024-10-31T10:01:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Maamulka goboleedka Jubbaland ayaa si adag uga horyimid qodobadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga Qaranka ee Xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/20241031638659413725158205-1.jpg","width":660,"height":377},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-madoobe-oo-diday-goaanadii-laga-soo-saaray-shirka-golaha-wadatashiga-qaranka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Madoobe oo diday go&#8217;aanadii laga soo saaray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183401"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183401"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183401\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183406,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183401\/revisions\/183406"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183405"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183401"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183401"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183401"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}