{"id":183441,"date":"2024-11-02T13:09:10","date_gmt":"2024-11-02T10:09:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183441"},"modified":"2024-11-02T13:09:10","modified_gmt":"2024-11-02T10:09:10","slug":"agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/","title":{"rendered":"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183442\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"855\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n.jpg 1080w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n-300x238.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n-1024x811.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n-768x608.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n-696x551.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n-1068x846.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465472466_9383356291688885_8843692679750631996_n-531x420.jpg 531w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali Dige oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilka uu ka hayay ee Villa Soomaaliya, wuxuuna soo saaray warbixin dheer.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mr. Dige ayaa qoraalkiisa ku caddeeyay inuu maanta ka tegay shaqada, isaga oo u mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Maanta oo ay taariikhdu tahay 2\u2019da Nofeembar 2024 waxa aan halkan ku soo gudbinayaa warqadda shaqo ka tegista xilka Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Qaranka (Villa Soomaaliya) aniga oo Madaxwaynaha JFS uga mahad celinaya fursaddii uu ii siiyay in aan la shaqeeyo laba xilli oo xasaasi ahaa\u201d ayuu ku yiri warqadda is-casilaadda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in muddada uu joogay xafiiska uu hirgeliyay olole warbaahin oo door wayn ka qaatay dib u doorashadii madaxweyne Xasan Sheekh.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaa xusid mudan in aan hirgeliyay olole warbaahin oo miradhalay, kaas oo madaxweyne hore loo soo tijaabiyay uu markii ugu horreysay taariikhda Soomaaliya ku guuleystay tartanka madaxtinimada muddo xileed labaad\u201d ayuu mar kale ku yiri Mr. Dige.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Agaasimaha is-casilay ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in muddada uu joogay xafiiska uu ka shaqeeyay xoojinta xiriirka ka dhexeeyay madaxweynaha iyo shacabka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kale oo uu yiri \u201c\u201cSida hagar la\u2019aanta ah ee Madaxweynaha Qaranku uga shaqeynayo hirgalinta qorsheyaasha qaran, waxaa barbar yaalla hab-dhaqanka madaxda iyo shaqsiyaadka qaar oo ku dhisan dano gaar ah, inta badan wararka taban ee bulshada iyo dowladda kala fogeeya waa kuwo ay abuureen ama ay sababeen shaqsiyaadkaas. Arrimahan ayaa daboola guulaha waaweyn ee la gaaray\u201d.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida ogaatay Caasimada Online, sababta ka dambeysa is-casilaada Cabdulqaadir Cali Dige ayaa la xiriirta khilaaf muddo soo huursanaa oo ka dhexeey isaga iyo Cabdiraxmaan Xudeyf oo ah afhayeenka cusub ee madaxweynaha, kaas oo lasoo magacaabay bilooyin ka hor.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Khilaafka labada nin ayaa si weyn loo dareensanaa, wuxuuna gaaray heer bogga Villa Soomaaliya aan lagu baahin shirarka jaraa\u2019id ee uu qabto afhayeenka, wuxuuna taasi bedddalkeeda adeegsanayay warbaahinta dowladda iyo midda madaxa banaan.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, arrinta ayaa hadda u muuqata inay dhinac u dhacday, maadaama uu gabi ahaan shaqadii isaga tegay agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\">Hoos ka akhriso:-<\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183443\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1.webp\" alt=\"\" width=\"1392\" height=\"1969\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1.webp 1392w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1-212x300.webp 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1-724x1024.webp 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1-768x1086.webp 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1-1086x1536.webp 1086w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1-696x985.webp 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1-1068x1511.webp 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/464929604_9393956183971938_6586496873628774577_n-1-297x420.webp 297w\" sizes=\"(max-width: 1392px) 100vw, 1392px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali Dige oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilka uu ka hayay ee Villa Soomaaliya, wuxuuna soo saaray warbixin dheer. Mr. Dige ayaa qoraalkiisa ku caddeeyay inuu maanta ka tegay shaqada, isaga oo u mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud \u201cMaanta oo ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183444,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183441","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali Dige oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilka uu ka hayay ee Villa Soomaaliya, wuxuuna soo saaray warbixin dheer. Mr. Dige ayaa qoraalkiisa ku caddeeyay inuu maanta ka tegay shaqada, isaga oo u mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud \u201cMaanta oo ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-02T10:09:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/\",\"name\":\"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2024-11-02T10:09:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay - Wardoon","og_description":"Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cali Dige oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilka uu ka hayay ee Villa Soomaaliya, wuxuuna soo saaray warbixin dheer. Mr. Dige ayaa qoraalkiisa ku caddeeyay inuu maanta ka tegay shaqada, isaga oo u mahadceliyay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud \u201cMaanta oo ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-02T10:09:10+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/","name":"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2024-11-02T10:09:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/agaasimihii-warfaafinta-villa-soomaaliya-oo-is-casilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Agaasimihii warfaafinta Villa Soomaaliya oo is-casilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183441"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183441"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183441\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183445,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183441\/revisions\/183445"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183441"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183441"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183441"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}