{"id":183446,"date":"2024-11-02T13:14:55","date_gmt":"2024-11-02T10:14:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183446"},"modified":"2024-11-02T13:14:55","modified_gmt":"2024-11-02T10:14:55","slug":"dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal haatan ka socda Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan oo dadka deegaanka ah.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dagaalka ayaa ka dhashay burburin ay ciidamada dowladda ka sameeyeen halkaasi, kadib markii ay cagta mariyeen xaafado iyo goobo ganacsi oo ku yaalla halkaasi.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mid kamid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa ka warbixiyay xaaladda, wuxuuna sheegay inay iska dhicin doonaan cid kasta oo ku howlan burburinta.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Annagu ma yeeleyno dadka deegaanka oo isku xiran ayaa nahay dowladdana, waa iska dhicineynaa\u201d ayuu yiri mid kamid ah dadka deegaanka.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fcaliyare.cali%2Fvideos%2F1849447185464428%2F&amp;show_text=false&amp;width=374&amp;t=0\" width=\"374\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in ugu yaraan 1 qof uu ku dhaawacmay dagaalkan, sidoo kalena waxaa qorayga sabanka lagu dhuftay cagaf cagaftii shaqada ka waday halkaasi.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Labadii cagaf ee shaqada waday lugahaa laga banjariyay, hal qof oo kalena waa ku dhaawacmay khasaare kale ma jiro\u201d ayuu mar kale yiri.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183447\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465365537_9383603318330849_3065551089399813579_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465365537_9383603318330849_3065551089399813579_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465365537_9383603318330849_3065551089399813579_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465365537_9383603318330849_3065551089399813579_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465365537_9383603318330849_3065551089399813579_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465365537_9383603318330849_3065551089399813579_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaana lagu soo warramayaa in weli rasaas laga maqlayo aagga Ex-koontarool Afgooye ee duleedka magaalada Muqdisho.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xaafadda uu muranka ka taagan yahay waxaa wax ka deggan ciidamo ka tirsan dowladda oo lasoo wariyay inay kasoo baxeen furimaha dagaalka, maadaama la barakiciyay qoysaskooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay laamaha amniga dowladda Soomaaliya oo ku aadan dagaalka ka dhacay halkaasi.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal haatan ka socda Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan oo dadka deegaanka ah. Dagaalka ayaa ka dhashay burburin ay ciidamada dowladda ka sameeyeen halkaasi, kadib markii ay cagta mariyeen xaafado iyo goobo ganacsi oo ku yaalla [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183448,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal haatan ka socda Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan oo dadka deegaanka ah. Dagaalka ayaa ka dhashay burburin ay ciidamada dowladda ka sameeyeen halkaasi, kadib markii ay cagta mariyeen xaafado iyo goobo ganacsi oo ku yaalla [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-02T10:14:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/\",\"name\":\"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp\",\"datePublished\":\"2024-11-02T10:14:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp\",\"width\":1920,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho - Wardoon","og_description":"Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal haatan ka socda Isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaas oo u dhexeeyo ciidamada dowladda iyo maleeshiyaad hubeysan oo dadka deegaanka ah. Dagaalka ayaa ka dhashay burburin ay ciidamada dowladda ka sameeyeen halkaasi, kadib markii ay cagta mariyeen xaafado iyo goobo ganacsi oo ku yaalla [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-02T10:14:55+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1080,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/","name":"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp","datePublished":"2024-11-02T10:14:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/dagaal.webp","width":1920,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-culus-oo-ka-socda-xaafad-ka-tirsan-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal culus oo ka socda xaafad ka tirsan Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183446"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183446"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183449,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183446\/revisions\/183449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}