{"id":183450,"date":"2024-11-02T13:34:34","date_gmt":"2024-11-02T10:34:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=183450"},"modified":"2024-11-02T13:34:34","modified_gmt":"2024-11-02T10:34:34","slug":"daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183426\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57.png\" alt=\"\" width=\"1514\" height=\"840\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57.png 1514w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57-300x166.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57-1024x568.png 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57-768x426.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57-696x385.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57-1068x593.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/Screenshot-2024-10-31-at-17.29.57-757x420.png 757w\" sizes=\"(max-width: 1514px) 100vw, 1514px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag.<\/p>\n<p>Ugu horreyn madaxweynaha ayaa labada Aqal la wadaagay go\u2019aannadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka, gaar ahaan arrinta doorashooyinka qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>\u201cDastuuri ma ah doorashada dadban, dimuquraadigana ka fog\u201d ayuu khudbadiisa ku yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Isaga oo sharraxaad ka bixinayay sida ay ku suurageli karto doorasho toos ah ayaa madaxweynuhu wuxuu qiray in dalka oo dhan aysan ka dhici karin xilligan, balse ay u qaadayaan tallaabadii u horreysay, si dadweynaha inta heli karto fursadda ay u codeeyaan.<\/p>\n<p>\u201cMa rajeyneyno in 20-ka milyan ee Soomaalida ah ay codeyso safarkan hadda nasoo hayo, laakiin safarka kun kiilo-mitir loo aadayo wuxuu ka bilowdaa tallaab, tallaabtii ugu horreysay ee doorasho qof iyo cod ah 55 sano kadib wa daw inaan qabano\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Intaas kadib madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalab xasaasi ah u gudbiyay xildhibaannada labada gole, wuxuuna ka codsaday inay kalfadhiggooda ay ku daraan hal bil oo dheeraad ah, isla markaana fasaxooda ugu hiilayaan dalka iyo dadka, maadaama ay taallo shaqo adag, lagana sugayo inay go\u2019aan ka gaaran heshiiska la gaaray.<\/p>\n<p>\u201cWaxaab ka codsanayaa Baarlamaanka in shacabka Soomaaliyeed ay siiyaan fursadda doorasho xor ah, iyadoo loo marayo ansixinta sharciyada lagama maarmaanka u ah, Waxaa Baarlamaanka ka codsanayaa in xilliga fasaxa bil ka mid ah inay dib u dhigtaan, si dalka looga hirgeliyo shuruucdii lagu hoggaamin lahaa ee doorasho qof iyo cod ah ay u dhaqan gasho\u201d ayuu mar kale yiri madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa codsiga madaxweynaha dood ka yeeshay xildhibaanada baarlamaanka oo ugu dambeyn aqbalay in bisha ugu horreeya fasaxooda ay sii shaqeeyaan.<\/p>\n<p>Si kastaba, tallaabada uu qaaday maanta madaxweynaha ayaa kusoo aadayo, iyada oo khilaaf siyaasadeed oo horleh uu ka dhashay go\u2019aanada kasii baxay shirkii ugu dambeeyay ee golaha wadatashiga qaranka, waxaana ka horyimid Puntland Jubbaland iyo Mucaaradka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ?\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HOoUB-JdnkY\" width=\"900\" height=\"506\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183452\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465255997_1057400919759847_8390240802054622825_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183453\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465285231_1057399263093346_3493049378922290851_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-183454\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-1536x1152.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-560x420.jpg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-183455\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-560x420.jpg 560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/465536706_1057399309760008_8878929380273667301_n-265x198.jpg 265w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag. Ugu horreyn madaxweynaha ayaa labada Aqal la wadaagay go\u2019aannadii kasoo baxay shirka golaha wadatashiga qaranka, gaar ahaan arrinta doorashooyinka qof iyo cod ah. \u201cDastuuri ma [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":183451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-183450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-11-02T10:34:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"694\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/\",\"name\":\"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png\",\"datePublished\":\"2024-11-02T10:34:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png\",\"width\":694,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ? - Wardoon","description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ? - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-11-02T10:34:34+00:00","og_image":[{"width":694,"height":470,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/","name":"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png","datePublished":"2024-11-02T10:34:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta hortegay labada Gole ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dalab culus u gudbiyay baarlamaanka, maadaama dalka uu ku jiro xaalad cakiran oo adag.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/Screenshot-2024-11-02-at-10.18.21.png","width":694,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muxuu-xasan-sheekh-kacodsaday-baarlamaanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-MUXUU XASAN SHEEKH KACODSADAY BAARLAMAANKA ?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183450"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=183450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":183456,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/183450\/revisions\/183456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/183451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=183450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=183450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=183450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}